{"id":28327,"date":"2016-05-29T18:06:57","date_gmt":"2016-05-29T15:06:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28327"},"modified":"2016-05-29T18:08:43","modified_gmt":"2016-05-29T15:08:43","slug":"dalka-sacuudiga-iyo-iran-oo-muran-ku-aadan-xujeyda-ka-imaneysa-dalka-iran-sanadkan-uu-hada-billawdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/dalka-sacuudiga-iyo-iran-oo-muran-ku-aadan-xujeyda-ka-imaneysa-dalka-iran-sanadkan-uu-hada-billawdey\/","title":{"rendered":"Dalka sacuudiga iyo Iran oo muran ku aadan Xujeyda ka imaneysa dalka Iran sanadkan uu hada billawdey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawladaha Sacuudiga iyo Iran ayaa waxay isku khilaafeen oo ay ka baaqsadeen in wax is afgarad ah ay ka gaaraan arimaha xujeyda ka imaaneysa sanadkaan dalkaasi Iran.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxa laisku heysto hase ahaatee waa uu ka badan yahay intaas oo waa oohintu orgiga ka weyn balse waxa ay haatan isku hayeen oo ay ka wada hadleen waa nidaamka ay kuimaan doonaan xujeyda reer Iran kacbada Makka sanadkaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sanadkii lasoo dhaafay xujey badan oo reer Iran ah ayaa ku wafaaday xajka arintaas oo ay ku andacootay dawlada Iran in maamul xumo dawlada Sacuudiga ay ku kacday ay ka dhalatay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Amuuraha arinkaasi ku hareereysan ee laisla soo qaaday isla markaana ay ku heshiin waayeen labada dal waa dal ku galka Sacuudiga ee ay qaadanayaan xujeyda Iran ka imaada xilliga xajka la guto.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, muddo dheer ayaa uu xumaa xiriirka Sacuudiga iyo Iran ayadoo Iran ay taageerto shiicada caalamka halka Sacuudiguna uu taageero sunniyiinta dunida.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa la xasuustaa in isbahaysiga Sacuudigu dhawaan kula dagaalamaayay xuutiyiinta dalka Yemen kuwaasoo dalka Iran uu taageero.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale, waxaa dhawaan Sacuudigu laayay dad shiico ah oo uu u arkay in ammaanka dalkaa ay liddi ku ahaayeen sida shiikh shiici ahaa oo la oran jiray Nimr al-Nimr.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Intaa kadib waxaa la weeraray safaarada Sacuudiga ee kutaal caasimda Tehran ee dalkaasi Iran.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhibaatada u dhexeysa shiicada iyo sunniyiinta ayaa caalamka oo dhan in dhawaaleba ballaaraneysay ayadoo meelaha ay isku hayaan uu ku jiro dalkaasi Suuriya oo madaxweynuhu yahay Shiico halka fallaadaga kasoo horjeeda ay tahay sunni.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladaha Sacuudiga iyo Iran ayaa waxay isku khilaafeen oo ay ka baaqsadeen in wax is afgarad ah ay ka gaaraan arimaha xujeyda ka imaaneysa sanadkaan dalkaasi Iran. Waxa laisku heysto hase ahaatee waa uu ka badan yahay intaas oo waa oohintu orgiga ka weyn balse waxa ay haatan isku hayeen oo ay ka wada hadleen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28329,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28327","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28327"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28328,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28327\/revisions\/28328"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28329"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}