{"id":28312,"date":"2016-05-28T22:11:15","date_gmt":"2016-05-28T19:11:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28312"},"modified":"2016-05-28T22:12:34","modified_gmt":"2016-05-28T19:12:34","slug":"koonfurta-soomaalya-waxgarad-ka-socda-oo-maanta-magaalada-laascaanood-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/koonfurta-soomaalya-waxgarad-ka-socda-oo-maanta-magaalada-laascaanood-gaarey\/","title":{"rendered":"Koonfurta Soomaalya waxgarad ka socda oo maanta Magaalada Laascaanood gaarey."},"content":{"rendered":"<p>Wafdi ballaadhan oo uu Hoggaaminayay, Imaam Maxamed Imaam Yuusuf &#8211; ayaa Maanta soo gaaray Degmada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Waxaana Xubnaha Wadigaan Madax-dhaqameedyada ah ka mid ahaa; Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur, Ugaas Faarax Cabdi Sheekh, Ugaas C\/kariin Ugaas C\/llaahi, Ugaas Axmed Rashid Faahiye, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Laascaanood.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Sool oo soo Dhaweyntaasi ka hadlay ayaa sheegay inay muhiim u tahay inay kusoo dhaweeyeen madax-dhaqameedyadaan Gobolka Sool, wuxuuna xusay inay yihiin madax-dhaqameedkii ugu Ballaadhnaa soo gaara Gobolka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Imaam Maxamed Imaam Yuusuf oo halkaas ka hadlay, ayaa Wuxuu ka mahad-celiyay soo dhaweynta loo sameeyey, isagoo intaas ku daray inay aad ugu Qanacsan yihiin imaashaha dhulkooda.<\/p>\n<p>&#8220;Wafdigan Waa Madaxda-dhaqanyadii Koonfurta Soomaaliya, waxaanan u nimid inaan ka Qayb-qaadano Caleemo-saarka, Suldaan Mustafe Maxamed Aw-seed, Dhulkeenii ayaanan nimid, wixii intaa dheera waxaan isugu imaanaynaa Madasha,&#8221; ayuu yiri Imaam Maxamed.<\/p>\n<p>Oday-dhaqameedyadan oo ah kuwii ugu horreeyay oo soo gaara Laascaanood, ayaa waxay horseed u yihiin madax-dhaqameed tira badan oo kusoo wajahan magaalada Laascaanood, kuwaasoo ka kala imaanaya; Puntland, Jubbaland, Waqooyi &amp; Kililka Shanaad ee Itoobiya, si ay goobjoog uga noqdaan Caleemo-saarka Suldaan Mustafe Maxamed Aw-seed oo 30-ka bishan May lagu Caleemo-saari doono Deegaanka Bali-Barwaaqo oo 25-km Waqooyi kaga aaddan Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Munaasabadda Caleemo-saarkaan &#8211; ayaa si weyn looga dareemayaa Guud ahaan Gobolka Sool, iyadoo ay kasoo Qayb-gali doonaan Kumannaan Shacab ah, iyadoo la filayo inay is-bedello Xoog leh kusoo Kordhinayaan Deegaanka Adhi-cadeeye oo Sannado badan ay ka socdeen colaado, balse xilligan noqotay mid laga suuliyey dibna loo Camiray.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi ballaadhan oo uu Hoggaaminayay, Imaam Maxamed Imaam Yuusuf &#8211; ayaa Maanta soo gaaray Degmada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Waxaana Xubnaha Wadigaan Madax-dhaqameedyada ah ka mid ahaa; Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur, Ugaas Faarax Cabdi Sheekh, Ugaas C\/kariin Ugaas C\/llaahi, Ugaas Axmed Rashid Faahiye, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Laascaanood. Guddoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28314,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28312","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28312","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28312"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28312\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28313,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28312\/revisions\/28313"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28312"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28312"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28312"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}