{"id":2831,"date":"2011-08-27T19:24:08","date_gmt":"2011-08-27T19:24:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2831"},"modified":"2011-08-27T19:24:08","modified_gmt":"2011-08-27T19:24:08","slug":"dagaalo-xoogan-oo-maanta-ilaa-iyo-caawa-laga-maqlayay-gudaha-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/dagaalo-xoogan-oo-maanta-ilaa-iyo-caawa-laga-maqlayay-gudaha-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dagaalo Xoogan Oo Maanta Ilaa Iyo Caawa Laga Maqlayay Gudaha Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Dagaallo culus ayaa Caawa Laga Maqlayay magaalada Muqdisho kuwaasi oo u dhexeeyay ciidamada Xarakada mujaahidiinta Al-shabaab iyo Ciidamada AMISOM Oo Kaashanaya Dowlada TFG-da Soomaaliya<\/p>\n<p>Iskahor Imaadyada ayaa yimid kadib markii ay ciidamada Shabaabul mujaahidiin weeraro ku asqeeyeen fariisimo ay AMISOM kaga sugnaayeen wadada Warshadaha Islamarkaana ay Isweedaarsadeen Madaafiicyo Aad U Xoogan Oo Ay Labada Dhinac Isku Ridayee.<\/p>\n<p>Ilo Wareedyo Lagu Kalsoonyahay ayaa u Xaqiijisay Wakaalada wararka soomaaliyeed Ee Warsom in Xarakada Shabaabul mujaahidiin ay xoog ku galeen difaacyo ay ciidanka AMISOM ka Kaga Suganyahiin WArshada <strong>Taraqa iyo Sigaarka <\/strong>oo dhamaantood ku teedsan wadada Warshadaha Ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Daryinka rasaasta iyo madaafiic xoogan Ay Isweedaarsaneyeen Xarakada Al-shabaab Iyo waliba Kuwa AMISOM ayaa galabta ilaa iyo caawa Maqribkii laga maqlayay aagaga dgaalka ee magaalada Muqdisho,<\/p>\n<p>Sidoo Kale wararka ayaa Intaasi Ku Daraya in weeraro lagu qaaday Saldhigyada ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin <strong>Kuliyadda Jaalle Siyaad<\/strong> iyo <strong>Wasaaradda Gaashaandhigga <\/strong>Isla markaana ay Qasaaro Frabadan Ka Soo Gaareen Ciidamada AMISOM Sida Ay Noo XAqiijiyeen Dad KA Agdhawaa Meesha ay Weererka LA Galeen Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab.<\/p>\n<p>Weeraradaan ayaa qeyb ka ah Jadwalka dagaal oo ay Xarakada Shabaabul mujaahidii dejiyeen waxayna caqabad ku La Filayaa in ay Weeraro Kula BEegsan doonaan Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowlada TFG-da<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Dagaallo culus ayaa Caawa Laga Maqlayay magaalada Muqdisho kuwaasi oo u dhexeeyay ciidamada Xarakada mujaahidiinta Al-shabaab iyo Ciidamada AMISOM Oo Kaashanaya Dowlada TFG-da Soomaaliya Iskahor Imaadyada ayaa yimid kadib markii ay ciidamada Shabaabul mujaahidiin weeraro ku asqeeyeen fariisimo ay AMISOM kaga sugnaayeen wadada Warshadaha Islamarkaana ay Isweedaarsadeen Madaafiicyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2831","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2831","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2831"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2831\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2836,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2831\/revisions\/2836"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2831"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2831"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2831"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}