{"id":28309,"date":"2016-05-28T21:58:02","date_gmt":"2016-05-28T18:58:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28309"},"modified":"2016-05-28T22:00:43","modified_gmt":"2016-05-28T19:00:43","slug":"hawlgalka-ururka-midawga-afrika-ee-soomaaliya-oo-qmidoobey-waqtiga-u-kordhisey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/hawlgalka-ururka-midawga-afrika-ee-soomaaliya-oo-qmidoobey-waqtiga-u-kordhisey\/","title":{"rendered":"Hawlgalka ururka Midawga Afrika ee Soomaaliya oo Q\/midoobey waqtiga u kordhisey."},"content":{"rendered":"<p>Golaha Amaanka ee QM, ayaa Jimcihii shalay u Kordhiyay Xilliga Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], Kaddib Markii Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka ay booqasho ku yimaadeen Muqdisho, ayna qiimeeyeen natiijada Hawl-gallada AMISOM ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Amaanka ee QM ayaa shalay isku raacay in hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia ay ugu kordhiyaan Muddada laba bilood oo hor leh, taasoo ku eg &#8211; 08-da bisha July ee Sannadkan 2016-ka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka QM, ayaa ka codsaday Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon inuu ka shaqeeyo sidii taageero dhanka Qalabka ah loo siin lahaa Ciidamada AMISOM, iyadoo la Waafajinayo Qaraarkii Tirsigiisu ahaa; 2254 ee soo baxay Sannadkii hore [2015].<\/p>\n<p>Booqasho Maalin ahayd ayay xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ku yimaadeen Muqdisho 19-kii bishaan May &#8211; iyagoo Mas\u2019uuliyiinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya kala Hadlay sidii loo Dardar-gelin lahaa doorashada Sannadkan 2016-ka ka dhici doonta Dalka.<\/p>\n<p>\u201cAmniga Somalia &#8211; waa mid Saameyn weyn leh, oo ay si wadajir ah Beesha Calaamka iyo Waddamada Gobolka ay Walaac Wadajir ah u muujinayaan, waana taas sababta keentay in Golaha Ammaanku uu Wakhtiga u kordhiyo Hawl-galka AMISOM ee Somalia,\u201d ayuu yiri Danjiraha QM ee Soomaaliya, Michael Keating oo Golaha AMmaanka Siinayay Warbixin kooban oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjire Michael Keating ayaa intaas ku daray. \u201cFarriinta Golaha Amamanku Waa mid cad; Beesha Caalamka waxaa laga doonayaa inay isha ku hayso Doorashooyinka ka dhici doona Somalia bisha Ogoosto ee sannadkan 2016-ka, isla marakaana ay ku caawiyaan wax walba oo ay awoodi karaan si ay u dhacdo doorasho xor ah.\u201d Iyadoo Ergayga QM ee Somalia uu Madaxda Soomaaliya ugu baaqay inay sida ugu dhaqsiyaha badan doorashooyinka Jadwal iyo Hannaan ay isku waafaqsan yihiin ugu dajiyaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Xubnaha Golaha Amaanka ayaa intii ay ku sugnaayeen Muqdisho la qaatay kulammo kala duwan, Mas&#8217;uuliyiinta Soomaaliya sida Madaxweyne Xasan Sheekh, RW-re Sharma\u2019arke, Madaxda Maamul-goboleedyada Dalka, Ururro ka mid ah Bulshada Rayidka, Hay\u2019adaha Samafalka iyo Saraakiil sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika &amp; Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Amaanka ee QM, ayaa Jimcihii shalay u Kordhiyay Xilliga Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], Kaddib Markii Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka ay booqasho ku yimaadeen Muqdisho, ayna qiimeeyeen natiijada Hawl-gallada AMISOM ee Soomaaliya. Xubnaha Golaha Amaanka ee QM ayaa shalay isku raacay in hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia ay ugu kordhiyaan Muddada laba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28311,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28309","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28309"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28310,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28309\/revisions\/28310"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28311"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}