{"id":28302,"date":"2016-05-28T21:39:30","date_gmt":"2016-05-28T18:39:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28302"},"modified":"2016-05-28T21:40:48","modified_gmt":"2016-05-28T18:40:48","slug":"san-diego-california-oo-ay-ku-dagaalameen-taageerayaaha-iyo-mucaaradka-donald-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/san-diego-california-oo-ay-ku-dagaalameen-taageerayaaha-iyo-mucaaradka-donald-trump\/","title":{"rendered":"SAN DIEGO California oo ay ku dagaalameen taageerayaaha iyo mucaaradka Donald Trump."},"content":{"rendered":"<p>Taageerayaasha iyo Mucaaradka Donald Trumo, oo ka mid ah murashaxiinta xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Mareykanka, ayuu Iska-horimaad ku Dhex-maray Magaalada San Diego ee Gobolka California.<\/p>\n<p>Ciidanka Booliiska gobolkaas ayaa sheegay in Mudaaharaadka lagu qabtay Dibadda Xarun ku Taalla Bartamaha Magaalada, uu Sharciga ka hor-jeedo, Waxayna sheegeen inay Xireen 35 qof oo ka mid ahaa dad tuurayay dhagxaan iyo dhalooyin.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Booliska rabshadaha ka hor-taga ayaa la keenay si ay u kala dhexgalaan Dibad-baxayaasha iska soo Horjeeda. Qaar ka mid ah Mudaaharadadyaasha ayaa Fuulay Darbiga Xarunta si ay ugu tuuraan Booliiska dhalooyinka ay biyo ka buuxaan.<\/p>\n<p>Murashax Turmp, ayaa ku sugnaa Magaalada San Diego oo ku dhow Xadka Mexico, si uu u Qabto Dibadbax ka hor 07-da Bisha Juun ee soo socota &#8211; oo Tartan Doorasho uu ka dhici Gobolka California, isagoo ballan-qaaday inuu darbi ka dhisayo soohdinta ay la wadaagaan Waddanka Mexico, si loo celiyo Muhaajriinta.<\/p>\n<p>Dadweynaha ku nool magaalada San Diego ee gobolka California, ayaa Tiro badan oo ka mid ah Waxay kasoo jeedaan Latin America, iyadoo Boqollaal kun oo kalena &#8211; ay maalin walba si Sharci ah uga soo Gudbaan dhinaca Waddanka Mexico.<\/p>\n<p>Qof lagu magacaabo Martha McPhail oo ka mid ahaa mudaaharaadayaasha mucaaradka ku ah Trump, ayaa u sheegay saxaafada inuu kasoo horjeedo luuqadda naceybka iyo Takoorka ku dhisan ee Trump uu isticmaalyo, Isla-weynankiisa iyo weliba Dul-qaad la\u2019aantiisa.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Rily Hansen oo ka mid ah Taageerayaasha Murashax Donald Trump ayaa isagana difaacay, isagoo sheegay in aabihii u sheegi jiray in ganacsadaha loo baahan yahay inuu Madaxweyne noqodo, uuna jecel yahay Siyaasadihiisa.<\/p>\n<p>Si kasta ha ahaatee, Donald Trump oo ah Maal-qabeen Mareykan ah ayaa wuxuu buuxiyay ergooyinkii looga baahnaa, inkastoo khilaaf uu ka Taagan yahay in Xisbiga Jamhuuriga uu u Magacaabo Murashaxooda Doorashada Guud ee November ka Dhacaysa Mareykanka uu uga qayb-galo iyo in kale.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail,com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taageerayaasha iyo Mucaaradka Donald Trumo, oo ka mid ah murashaxiinta xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Mareykanka, ayuu Iska-horimaad ku Dhex-maray Magaalada San Diego ee Gobolka California. Ciidanka Booliiska gobolkaas ayaa sheegay in Mudaaharaadka lagu qabtay Dibadda Xarun ku Taalla Bartamaha Magaalada, uu Sharciga ka hor-jeedo, Waxayna sheegeen inay Xireen 35 qof oo ka mid ahaa dad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28304,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28302","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28302","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28302"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28303,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28302\/revisions\/28303"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28304"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}