{"id":28295,"date":"2016-05-28T21:17:22","date_gmt":"2016-05-28T18:17:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28295"},"modified":"2016-05-28T21:19:18","modified_gmt":"2016-05-28T18:19:18","slug":"safarkii-rwsoomaaliya-ku-tegi-lahaa-dhuusamareeb-oo-dib-u-dhac-aan-la-shaacin-waxa-sababey-ku-yimid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/safarkii-rwsoomaaliya-ku-tegi-lahaa-dhuusamareeb-oo-dib-u-dhac-aan-la-shaacin-waxa-sababey-ku-yimid\/","title":{"rendered":"Safarkii R\/W Soomaaliya ku tegi lahaa DHuusamareeb oo dib u dhac aan la shaacin waxa sababey ku yimid."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo Maanta lagu waday in RW Soomaaliya iyo wafdi uu Hoggaaminayo ay safar ku tagaan Magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galguduud ayaa la sheegayaa in safarkaas uu ku yimid dib u dhac.<\/p>\n<p>Wararka qaarkood, ayaa sheegaya in Wafdiga RW Somlaia ee tagi lahaa degmada Dhuusa-mareeb ay diiday Ahlusunna Waljamaaca, Taasna ay sababtay inuu dib u dhac ku yimaado, iyadoo wafdigan ay qayb ka ahaayeen xubno ka tirsan urur Goboleedka IGAD.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Warar kasoo baxaya xafiiska RW Sharma&#8217;arke, ayaa iyagana sheegaya, in dib u dhaca safarkan uu ku yimid Arrimo Farsamo, inkastoo Ahlusunna la sheegayo inay diidday xubno ka mid ah Wasiirrada qaybta ka ah Wafdiga Sharma\u2019arke uu horkacayo ee tegi lahaa Dhuuso-mareeb.<\/p>\n<p>Berri ah oo Axad ah, ayaa lagu wadaa in wafdiga RW Somalia ay gaaraan Dhuuso-mareeb. Iyadoo Wafdiga Sharma\u2019arke ay kulamo la Qaadanayaan mas\u2019uuliyiinta Ururka Ahlusunna Waljamaaca oo degmadaas maamula.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Ururka Ahlusunna ayaa Sannadkii hore Degmada Dhuuso-mareeb waxay uga dhawaaqeen maamul gaar ah oo ay sheegeen inuu Maamulayo Gobollada Dhexe, Waxayna dhanka kale ay horay eedeymo u jeediyeen Dowladda Somalia iyo maamulka Galmudug ee ay dariska yihiin.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Ahlusunna &#8211; ayaa Dhawr jeer oo Hore ku Dagaallamay Magaalada Dhuuso-mareeb iyo Deegaanno kale oo Gobolka Gal-guduud ka tirsan, inkastoo mar dambe ay heshiis rasmi ah ka gaareen colaadahaas.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, RW Somalia Cumar C\/rashiid ayaan Weli ka hadlin Safarkii Maanta uu ku tegi lahaa Magaalada Dhuuso-mareeb ee uu Dib u dhacu ku yimid, mana ahan markii ugu horreysay oo Dhuuso-mareeb uu booqdo mas\u2019uul ka tirsan Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo Maanta lagu waday in RW Soomaaliya iyo wafdi uu Hoggaaminayo ay safar ku tagaan Magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galguduud ayaa la sheegayaa in safarkaas uu ku yimid dib u dhac. Wararka qaarkood, ayaa sheegaya in Wafdiga RW Somlaia ee tagi lahaa degmada Dhuusa-mareeb ay diiday Ahlusunna Waljamaaca, Taasna ay sababtay inuu dib u dhac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28297,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28295","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28295","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28295"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28295\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28298,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28295\/revisions\/28298"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28297"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}