{"id":28286,"date":"2016-05-28T20:46:11","date_gmt":"2016-05-28T17:46:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28286"},"modified":"2016-05-28T20:48:07","modified_gmt":"2016-05-28T17:48:07","slug":"dadkii-ku-eedeysnaa-in-ay-maleegeegeen-qaraxyadii-kampala-oo-xukun-lagu-ridey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/dadkii-ku-eedeysnaa-in-ay-maleegeegeen-qaraxyadii-kampala-oo-xukun-lagu-ridey\/","title":{"rendered":"Dadkii ku eedeysnaa in ay maleegeegeen Qaraxyadii Kampala oo xukun lagu ridey."},"content":{"rendered":"<p>Shalay ayay ahayd markii eedeysaneyaasha oo ka koobnaa 13 uu xaakim maxkamad kutaala Kampala Uganda uu sheegay in 5 ka mid ah lagu helay dembigaa ah inay qaraxyo ka geysteen maqaaxiyo lagu daawanaayay tartanka koobka kubbadda cagta ee dunida sanadkii 2010.<\/p>\n<p>Dad Soomaali ah ma aysan kujirin inkastoo guud ahaan lagu eedeeyay Alshabaab oo fariisimo ku leh gudaha dalka Soomaaliya inay ayadu ka dambeysay maleegitaanka qaraxyadaasi loo geystay dadkii kudaawanayay cayaaraha maqaaxiyahaas.<\/p>\n<p>Hase ahaatee dakaa eedeysaneyaasha ahaa ayaa shan ka mid (shantii la yiri dembiyada ayaa lagu helay) waxaa iminka lagu riday xukun xabsi daa&#8217;in ah.<\/p>\n<p>Xaakimka ayaa sheegay in shantaas lagu helay dembiga ah inay qaraxyo ka geysteen gudaha Kampala waa caasimada Uganda sanadkii 2010 gaar ahaan maqaaxiyo lagu daawanaayay ciyaarta finalka ah ee koobkii adduunka oo sanadkaasi socday.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo xaakimka maxkamadaasi uu sheegay in saddex ka mid ahaa lagu waayay dembiyadaa lagu soo eedeeyay isla markaana cafis loo fidiyay.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, dhammaan eedeysaneyaashu waxay sheegeen in la jir dilay oo ciidamo sirdoon ah oo reer Britain ah ay jirdileen si ay dabadeed u qirtaan dambigaas oo aysan galin sida ay ku andacoodeen-maxkamada horteeda.<\/p>\n<p>Weli shan qof oo kale go&#8217;aan lagama gaarin bal in dembiyada lagu soo eedeeyay waa galeen ama ma aysan galin la dhihi karo iyo in kale!<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shalay ayay ahayd markii eedeysaneyaasha oo ka koobnaa 13 uu xaakim maxkamad kutaala Kampala Uganda uu sheegay in 5 ka mid ah lagu helay dembigaa ah inay qaraxyo ka geysteen maqaaxiyo lagu daawanaayay tartanka koobka kubbadda cagta ee dunida sanadkii 2010. Dad Soomaali ah ma aysan kujirin inkastoo guud ahaan lagu eedeeyay Alshabaab oo fariisimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28288,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28286","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28286","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28286"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28286\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28287,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28286\/revisions\/28287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28288"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28286"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28286"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28286"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}