{"id":28280,"date":"2016-05-28T20:35:04","date_gmt":"2016-05-28T17:35:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28280"},"modified":"2016-05-28T20:36:46","modified_gmt":"2016-05-28T17:36:46","slug":"degmada-dhuusamareeb-ee-gobolka-galguduud-oo-rw-soomaaliya-cumar-crashiid-ku-wajahanyahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/degmada-dhuusamareeb-ee-gobolka-galguduud-oo-rw-soomaaliya-cumar-crashiid-ku-wajahanyahey\/","title":{"rendered":"Degmada DHuusamareeb ee gobolka galguduud oo R\/W Soomaaliya Cumar C\/rashiid ku wajahanyahey."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke iyo Wafdi uu Hoggaaminayo &#8211; ayaa maanta ku wajahan Magaalada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galgaduud oo maamulaan xoogagga Ahlusunna Wal-jamaaca.<\/p>\n<p>Degmada Dhuuso-mareeb waxaa xilligan ka socota qaban-qaada lagu soo dhaweynayo RW Somalia iyo Wafigiisa, iyadoo Ciidamada Ahlusunna ay si aad ah u Adkeeyeen Ammaanka magaalada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wafdiga Shama\u2019arke Wafdigiisa, ayaa kala hadli doona Maamulka Ahlusunna Wal-jamaaca Arrimo ay ka mid yihiin; Ammaanka, Siyaasadda, iyadoo Ahlusunna ay wax-yaabo badan ka tabaneyso Dowladda Federaalka Somalia.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in RW uu kala hadli doono Ahlusunna, sidii loo billaabi lahaa wada-hadal dhex-mara Maamulka Ahlusunna iyo Maamulka Galmudug oo horay isku dayo badan oo socday lagu guuldareystay in labada dhinac lagu wada-hadalsiiyo.<\/p>\n<p>Ururka Ahlusunna, ayaa Aqoonsaneyn Maamulka Galmudug oo Sannadkii la soo dhaafay lagu dhisay degmada Cadaado, iyadoo horay dagaallo u dhaxeeyay Ururka Ahlusunna iyo Maamulka Galmudug u dhex-maray.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Booqashada RW Sharma\u2019arke maanta oo sabti ah ku tagayo Dhuusa-mareeb ayaa kusoo aadaysa, iyadoo horay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia ay booqdeen Degmada Dhuusa-mareeb, inkastoo booqashadaas uu cambaareeyay madaxweynaha Galmudug, C\/kariin Xuseen Guuleed.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ururka Ahlusunna Waljamaaca, ayaa gacanta ku heysa Degmada Dhuusa-mareeb oo ah Caasimadda Maamulka Galmudug, Degmada Guriceel iyo Deegaanno kale.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28282\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke iyo Wafdi uu Hoggaaminayo &#8211; ayaa maanta ku wajahan Magaalada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galgaduud oo maamulaan xoogagga Ahlusunna Wal-jamaaca. Degmada Dhuuso-mareeb waxaa xilligan ka socota qaban-qaada lagu soo dhaweynayo RW Somalia iyo Wafigiisa, iyadoo Ciidamada Ahlusunna ay si aad ah u Adkeeyeen Ammaanka magaalada. Sidoo kale, Wafdiga Shama\u2019arke [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28285,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28280","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28280","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28280"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28284,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28280\/revisions\/28284"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28285"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}