{"id":28262,"date":"2016-05-28T00:21:00","date_gmt":"2016-05-27T21:21:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28262"},"modified":"2016-05-28T00:23:19","modified_gmt":"2016-05-27T21:23:19","slug":"deegaanada-loo-barakacey-ee-duleedka-bweyne-oo-heyadda-wardi-xarumo-caafimaad-ka-furtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/deegaanada-loo-barakacey-ee-duleedka-bweyne-oo-heyadda-wardi-xarumo-caafimaad-ka-furtey\/","title":{"rendered":"Deegaanada loo barakacey ee duleedka B\/weyne oo Hey&#8217;adda Wardi xarumo caafimaad ka furtey."},"content":{"rendered":"<p>Kumannaan Qoysas ah oo ka barakacay fatahaada Webiga Shabeelle ayaa xilligan daadsan deegaanka Ceel-Jaale oo ku yaalla duleedka Bari degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Dadkan oo u badan haween, caruur iyo waayeen, ayaa wajahaya Xaalad adag oo dhinaca nolasha ah, kaddib markii ay intooda badan iyaga oo fara-maran lafahooda kala soo bax-sadeen guryihii ay ku noolaayeen oo ay maasheeyeen daadadka ka soo rogmaday wabiga shabeelle.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda WARDI ee ka howlgasha Koonfurta iyo Bartamaha Somalia ayaa markii ugu horeysay ka billowday deegaanka Ceel-jaale Gargaar micno badan u sameynaya qoysaska barakacayaasha, kaddib markii ay halkaa ka hergalisay xarumo caafimaad oo bixinaya dawooyin lacag la&#8217;aan ah, iyadoo dhinaca kalana ay bar bar socdaan shaqaale baaritaanno u sameynaya dadka qaba xanuunada kala duwan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Hay&#8217;ada ayaa halkaa ka dhistay ilaa 20 musqulo ah ama Suuli oo qayb- weyn ka qaadanaya nadaafada iyo faya-dhowrka deegaanka , halka dhinaca kalana ay ka wadaan biyo dhaamin loo sameynayo qoysaska barakacay.<\/p>\n<p>Xuseen Cabdi Isaaq (Xusseen Dhuuboow) oo ah madaxa hay&#8217;ada WARDI, ayaa HOL u sheegay in sababta ay halkaa uga her-galiyeen xarumaha caafimaad tahay ka hortaga cudurada inta badan ka dhasha meellaha siddan oo kale dadku ku badan yihiin, isaga oo intaa raaciyay in si gaar ah diirada u saarayaan haweenka iyo caruurta oo ah kuwa ugu sii nugul marka loo eego qeybaha kale ee bulshada.<\/p>\n<p>&#8221;Runtii Shacabka dhib weyn ayaa ka soo gaaray Fatahaada, baahida jirtana weyn balaaran tahay, siddaa daraadeed annaga ka hay&#8217;ad ahaan waxaan go&#8217;aansanay bal in in si deg deg ah uga jawaabno arintan, taasoo keentay in howlaha sidan ay u kala culus yihiin u wajahno,&#8221; ayuu yiri Xusseen Dhuuboow.<\/p>\n<p>Deegaanka Ceel-Jaale, oo waqtigan hoy u ah kumanaan qoysas ah, ayaa waxaa ka soconaya dhaq-dhaqaaqyo kala duwan oo dadka lagu caawinayo, balse Tallaabada ay qaaday hay&#8217;addan ayaa la oran karaa waa jawaabtii ugu ballaarneyd ee laga bixiyo cabashada dhinaca nolasha ah oo ay qabaan qoysaska barakacayaasha ah.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, dhawaan waxaa magaalada Beledweyne kulan ku yeeshay guddi u Samafalka Shacabka Barakacay uu u saaray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif iyo mas&#8217;uuliyiinta hay&#8217;adda Hormuud Foundation oo ka wadda hadlay siddii loo caawin lahaa dadka dhibaateysan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28153\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28154\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28155\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kumannaan Qoysas ah oo ka barakacay fatahaada Webiga Shabeelle ayaa xilligan daadsan deegaanka Ceel-Jaale oo ku yaalla duleedka Bari degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Dadkan oo u badan haween, caruur iyo waayeen, ayaa wajahaya Xaalad adag oo dhinaca nolasha ah, kaddib markii ay intooda badan iyaga oo fara-maran lafahooda kala soo bax-sadeen guryihii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28264,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28262","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28262"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28263,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28262\/revisions\/28263"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28264"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}