{"id":28250,"date":"2016-05-26T20:47:01","date_gmt":"2016-05-26T17:47:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28250"},"modified":"2016-05-26T20:48:58","modified_gmt":"2016-05-26T17:48:58","slug":"xerada-qaxootiga-dhadhaab-oo-maanta-ay-soo-gaareen-wafti-ka-socda-heyadda-qaramada-midoobey-u-qaabilsan-qaxootiga-unhcr","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/xerada-qaxootiga-dhadhaab-oo-maanta-ay-soo-gaareen-wafti-ka-socda-heyadda-qaramada-midoobey-u-qaabilsan-qaxootiga-unhcr\/","title":{"rendered":"Xerada Qaxootiga DHadhaab oo maanta ay soo gaareen wafti ka socda Hey&#8217;adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Qaxootiga UNHCR."},"content":{"rendered":"<p>Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxaa booqasho ku tagay\u00a0 wafdi ballaaran oo kasocday xafiiska UNHCR ee Soomaaliya. \u00a0 Wafdigaa ayaa maalmihii lasoo dhaafay kulamo la qaatay qaar kamid ah dadkii dhawaan socdaalka indha indhenta ah ku tagay\u00a0 qeybo kamid ah dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintaas ayaa warbixin kooban waxay dadka halkaasi kusugan kasiiyeen waxyaabihii ay soo arkeen intii ay joogeen dalka Soomaaliya waxayna markii dambe kulamo la qaateen hogaamiyeyaasha xeryaha Dhadhaab.<\/p>\n<p>Kulankan oo ay wafdigaa la qaateen hoggaamiyeyaasha xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxay ka wareysteen xaaladaha\u00a0 xeryaha qaxootiga ee Dhadaab\u00a0 iyo sida ay u arkaan go\u2019aankii dhawaan kasoo baxay dowlada dalka Kenya\u00a0 ee ahaa in xeryaha albaabada loo laabi doono, waxayna hoggaamiyeyaashu sheegeen in dadka qaxootiga ah arintaas ay ucuntami la\u2019dahay islamarkaana aysan ku qancsaneyn.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay ahayd markii dawlada Kenya ay ka dhawaajisay inay xireyso ama albaabada u laabeyso xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma kuwaasoo ay kunool yihiin qaxooti Soomaaliyeed oo gaaraya boqolaal kun oo halkaa imaanayay tan iyo 1991 markii dagaalka sokeeye uu ka bilowday Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28153\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28154\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28155\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxaa booqasho ku tagay\u00a0 wafdi ballaaran oo kasocday xafiiska UNHCR ee Soomaaliya. \u00a0 Wafdigaa ayaa maalmihii lasoo dhaafay kulamo la qaatay qaar kamid ah dadkii dhawaan socdaalka indha indhenta ah ku tagay\u00a0 qeybo kamid ah dalka Soomaaliya. Mas\u2019uuliyiintaas ayaa warbixin kooban waxay dadka halkaasi kusugan kasiiyeen waxyaabihii ay soo arkeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28252,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28250","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28250","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28250"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28250\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28251,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28250\/revisions\/28251"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28250"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28250"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28250"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}