{"id":28247,"date":"2016-05-26T20:33:34","date_gmt":"2016-05-26T17:33:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28247"},"modified":"2016-05-26T20:34:58","modified_gmt":"2016-05-26T17:34:58","slug":"al-shabaab-oo-dooneysa-in-ay-weeraro-culus-ka-geystaan-xarumo-iyo-goobo-soomaaliya-ku-yaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/al-shabaab-oo-dooneysa-in-ay-weeraro-culus-ka-geystaan-xarumo-iyo-goobo-soomaaliya-ku-yaal\/","title":{"rendered":"AL-shabaab oo dooneysa in ay weeraro culus ka geystaan xarumo iyo goobo Soomaaliya ku yaal."},"content":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo Amaan ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Qorshayanayaan Weerraro ay ku qaadaan Xarumaha muhiimka ah ee ay Soomaaliya kaga sugan yihiin Ajanaibta, gaar ahaan xubnaha Reer Galbeedka ah.<\/p>\n<p>Ilo xog-ogaal ah, ayaa sheegay inay Al-shabaab doonayaan inay weeraradan uga Aargutaan Duqeymo iyo Hawl-gallo dhacayay dhawaanahan oo Kooxda Al-Shabaab looga dilay Qaar ka mid ah Saraakiishood<\/p>\n<p><strong><br \/>\n<\/strong><br \/>\nMeelaha laga casbsi-qabo inay Al-shabaab weerarradooda la beegsadaan, Waxaa ka mid ah Garoomada Diyaaradaha, Gaadiidka Hawada, xarumaha Dowladda Federaalka Somalia iyo Hoteellada ay ku sugan yihiin Ajaaniibta iyo Mas\u2019uuliyiinta Xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Arrintan ayaa timid laba casho kaddib markii dowladda Maraykanka ay uga digtay muwaadiniinteeda in ay booqdaan Somalia oo ay ku jiraan Puntland iyo Somaliland, sababo la xiriira Weerarro laga yaabo inay Al-shabaab ka geysato.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28153\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28154\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28155\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo Amaan ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Qorshayanayaan Weerraro ay ku qaadaan Xarumaha muhiimka ah ee ay Soomaaliya kaga sugan yihiin Ajanaibta, gaar ahaan xubnaha Reer Galbeedka ah. Ilo xog-ogaal ah, ayaa sheegay inay Al-shabaab doonayaan inay weeraradan uga Aargutaan Duqeymo iyo Hawl-gallo dhacayay dhawaanahan oo Kooxda Al-Shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28249,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28247","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28247","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28247"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28248,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28247\/revisions\/28248"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28249"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}