{"id":28241,"date":"2016-05-26T20:07:07","date_gmt":"2016-05-26T17:07:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28241"},"modified":"2016-05-26T20:08:25","modified_gmt":"2016-05-26T17:08:25","slug":"safiirka-cusub-ee-dalka-uganda-oo-mweyne-xasan-sheekh-waraaqihii-aqoonsiga-ka-gudoomey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/safiirka-cusub-ee-dalka-uganda-oo-mweyne-xasan-sheekh-waraaqihii-aqoonsiga-ka-gudoomey\/","title":{"rendered":"Safiirka cusub ee dalka Uganda oo M\/weyne Xasan SHeekh waraaqihii aqoonsiga ka gudoomey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ka Guddoomay Warqadihii Aqoonsiga danjiraha cusub ee Uganda, Prof Sam Tulya Muhika.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa danjiraha u xaqiijiyay inay dowladda Somalia si buuxda ugala shaqeyn doonto Danjiraha, una fududeyn doonto gudashadiisa waajibkiisa danjirenimo inta uu xilka hayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Safiirka, ayaa ka Wada-hadlay Xoojinta iyo is-kaashiga labada waddan, gaar ahaan dhinacyada Tababarka ciidamada, shaqaalaha rayidka, dhaqaalaha, Arrimaha bulshada iyo Waxbarashada.<\/p>\n<p>Wuxuu kaloo, madaxweyne Xasan ka Codsaday Danjiraha Uganda ee Somalia inuu Salaan iyo Mahad-celin ka Gaarsiiyo Madaxweynaha Dalka Uganda, Yoweri Kagute Museveni oo dhawaan xilka dib loogu doortay.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Safiirka Uganda Prof Sam Muhika, ayaa isna sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu Waddankiisa Wakiil uga noqdo Somalia, isagoo ballan-qaaday inuu ka shaqeyn doono Wada-shaqeynta labada Waddan ee Somalia iyo Uganda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Kulankan Waxaa Goob-joog ka ahaa Mas\u2019uuliyiin ka socday Xukuumadaha Soomaaliya iyo Uganda. Iyadoo Safiifka Xilli hore loosoo magacaabay inuu dalkiisa wakiil uga noqdo Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28153\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28154\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28155\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ka Guddoomay Warqadihii Aqoonsiga danjiraha cusub ee Uganda, Prof Sam Tulya Muhika. Xasan Sheekh ayaa danjiraha u xaqiijiyay inay dowladda Somalia si buuxda ugala shaqeyn doonto Danjiraha, una fududeyn doonto gudashadiisa waajibkiisa danjirenimo inta uu xilka hayo. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Safiirka, ayaa ka Wada-hadlay Xoojinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28243,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28241","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28241","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28241"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28242,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28241\/revisions\/28242"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28243"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}