{"id":28220,"date":"2016-05-25T20:26:32","date_gmt":"2016-05-25T17:26:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28220"},"modified":"2016-05-25T20:28:14","modified_gmt":"2016-05-25T17:28:14","slug":"mweyne-xasan-sheekh-oo-wel-wel-amni-daro-ka-muujiyey-qaxootiga-soomaaliya-hadii-qasab-lagu-soo-celiyo-shirkii-stanbuul","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/mweyne-xasan-sheekh-oo-wel-wel-amni-daro-ka-muujiyey-qaxootiga-soomaaliya-hadii-qasab-lagu-soo-celiyo-shirkii-stanbuul\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xasan SHeekh oo wel wel amni daro ka muujiyey Qaxootiga Soomaaliya hadii qasab lagu soo celiyo SHirkii Stanbuul."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhibaatooyin waaweyn ay keeneyso arinta Kenya ay ka dhawaajisay ee ah in qaxootiga Soomaaliyeed ay dib ugu celinayso Soomaaliya si qasab ah.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay ahayd markii dawlada Kenya ay ka dhawaajisay inay xireyso ama albaabada isugu dhufanayso xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma \u00a0kuwaasoo ay kunool yihiin qaxooti Soomaaliyeed oo halkaa imaanayay tan iyo 1991 markii uu dagaalka sokeeye ka qarxay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale in badan oo kujira qaxootigaasi ay kasoo carareen gaajo iyo macaluul colaadu ay sababtay oo ku habsatay Soomaaliya sanadihii lasoo dhaafay gaar ahaan abaartii ba&#8217;neyd ee Soomaaliya ka dhacday sanadihii 2011 iyo 2012.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud oo warbaahinta afka Soomaaliga ku hadasha la hadlay ayaa sheegay \u00a0in dhibaatooyin waaweyn ay soo jiidi karto hadii qaxootiga Soomaalida ah\u00a0ee Kenya kunool Soomaaliya dib loogu celiyo si qasab ah oo ka baxsan heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee la gaaray 2013 ee u dhexeeyay UNHCR, waa heyada QM u qaabilsan arimaha qaxootiga, Kenya iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Heshiiskaaas ayaa dhigaaya in qaxootiga aanan la qasbin ee laakiin wixii ka mid ah oo doonaya in Soomaaliya ay dib ugu laabtaan si iskood ah lagu caawiyo dib u laabashada iyo sidii ay noloshooda dib ugu yagleeli lahaayeen gudaha dalkooda Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28153\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28154\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28155\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhibaatooyin waaweyn ay keeneyso arinta Kenya ay ka dhawaajisay ee ah in qaxootiga Soomaaliyeed ay dib ugu celinayso Soomaaliya si qasab ah. Dhawaan ayay ahayd markii dawlada Kenya ay ka dhawaajisay inay xireyso ama albaabada isugu dhufanayso xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma \u00a0kuwaasoo ay kunool yihiin qaxooti [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28126,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28220","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28220","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28220"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28220\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28221,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28220\/revisions\/28221"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28220"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28220"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28220"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}