{"id":28193,"date":"2016-05-25T18:30:32","date_gmt":"2016-05-25T15:30:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28193"},"modified":"2016-05-25T18:32:04","modified_gmt":"2016-05-25T15:32:04","slug":"degmada-beledweyne-iyo-xaaladda-ay-ku-sugantahey-oo-gudoomiyaha-degmadu-ka-war-bixiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/degmada-beledweyne-iyo-xaaladda-ay-ku-sugantahey-oo-gudoomiyaha-degmadu-ka-war-bixiyey\/","title":{"rendered":"Degmada Beledweyne iyo xaaladda ay ku sugantahey oo gudoomiyaha degmadu ka war bixiyey."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Degmada Beledweyne, Max&#8217;ed Macallin Cismaan Qalafoow, ayaa sheegay in si rasmi ah loo soo Af-jaray Dagaalladii dhawaan labo maleeshiyo beeleed ku dhaxmaray xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Isagoo la hadlayay VOA-da, ayuu sheegay in la kala qaaday maleeshiyaadkii dagaallamay, islamarkaana la dhigay goobihii lagu dagaalamay ciidamo ka badax-banaan labada dhinac.<\/p>\n<p>&#8221;Xabad joojin rasmi ah aya laga gaaray dagaalka, waxaan rajeyneynaa ka maamul ahaan in mar kale aysan dagaalladaa dib u soo laaban&#8221; ayuu yiri guddoomiyaha Baladweyne.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa intaa ku daray in Ciidanka Jabuuti ay qeyb ka qaateen Xabad-joojinta, waxaana uu meesha ka saaray dagaaladaas yihiin kuwo siyaasadeed.<\/p>\n<p>&#8221;Dagaallada ma&#8217;aha kuwo siyaasadeed, laakiin waa dagaal ku saleysan oo kaliya qabiil iyo dad la kala dilay&#8221; ayuu yiri guddoomiyaha.<\/p>\n<p>Xaafadda Howl-wadaag ee Degmada Beledweyne ayaa degan tan iyo markii la kala Dhax-galay maleeshiyaadka dagaalamay, laakiin dadku kalsooni badan kuma qabaa arintaa iyada ah oo waxaa xaafada ka barakacaya qoysaskii ku go&#8217;doonsanaa oo ka faa&#8217;ideysanaya xabad joojinta.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28153\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28154\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28155\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Degmada Beledweyne, Max&#8217;ed Macallin Cismaan Qalafoow, ayaa sheegay in si rasmi ah loo soo Af-jaray Dagaalladii dhawaan labo maleeshiyo beeleed ku dhaxmaray xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne. Isagoo la hadlayay VOA-da, ayuu sheegay in la kala qaaday maleeshiyaadkii dagaallamay, islamarkaana la dhigay goobihii lagu dagaalamay ciidamo ka badax-banaan labada dhinac. &#8221;Xabad joojin rasmi ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28195,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28193","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28193"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28194,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28193\/revisions\/28194"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28195"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}