{"id":28177,"date":"2016-05-24T17:40:14","date_gmt":"2016-05-24T14:40:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28177"},"modified":"2016-05-24T17:52:55","modified_gmt":"2016-05-24T14:52:55","slug":"mudaharaad-looga-soo-horjeedo-qaadka-iyo-waxyeeladiisa-oo-muqdisho-ka-dhaceykuwa-soo-dhoofiya-iyo-kuwa-soo-degsada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/mudaharaad-looga-soo-horjeedo-qaadka-iyo-waxyeeladiisa-oo-muqdisho-ka-dhaceykuwa-soo-dhoofiya-iyo-kuwa-soo-degsada\/","title":{"rendered":"Mudaharaad looga soo horjeedo Qaadka iyo waxyeeladiisa oo Muqdisho ka dhacey\/kuwa soo dhoofiya iyo kuwa soo degsada."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Magaalada Muqdisho si weyn looga dareemayaa Ololaha Qaad-diid oo Toddobaadkaan ka Socda Muqdisho, ololahaan oo ah mid horay ugu soo Guuleystay dalka Ingiriiska ayaa sannadkii lasoo dhaafay ka billaabay gudaha Somalia, waxaan muuqda guul is-daba-joog ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii uugu horreysay sheegay in Qaadka la joojin doono, marka horase la yareyn doono, iyadoo baaqa Madaxweynaha uu imaanayo xili kala-guur ah oo lagu wado inay dalka ka dhacaan doorashooyin.<\/p>\n<p>Sidoo kale, lama oga sida uu ballan-qaadka Madaxweynuhu u dhaqan-geli doona; waxaase degmooyinka iyo Jaamacadaha Muqdisho ka socda kulamo is-daba-jooga ah oo lagu taageerayo Ololaha Qaad-diid, isla markaasna lagu soo Dhaweeynayo baaqii kasoo yeeray Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Ololaha Qaad-diid, ayaa saakay lagu soo dhaweeye University of Somalia (UNISO) oo lagu qabtay kulan, kaasoo mid qiiro iyo xamaasad huwanaa; ayay Maamulka Jaamacadda iyo Ardaydu si wadajira ugu baaqee in Somalia laga joojiyo Qaadka oo dhibaato badan ku haya bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Madaxa Ololaha Qaad-diid, Abuukar Cawaale Qaad-diid oo la hadlay boqollaal Arday ah, ayaa baaq u diray Xukuumadaha Qaadka u soo dhoofsada dalka isagoo xusay in maalmihii qaadka ay kasii dhammaanayaan Somalia, ayna beertaan Qudaarta kana tanaasulaan Ganacsiga Qaadka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28153\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28154\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28155\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Magaalada Muqdisho si weyn looga dareemayaa Ololaha Qaad-diid oo Toddobaadkaan ka Socda Muqdisho, ololahaan oo ah mid horay ugu soo Guuleystay dalka Ingiriiska ayaa sannadkii lasoo dhaafay ka billaabay gudaha Somalia, waxaan muuqda guul is-daba-joog ah. Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii uugu horreysay sheegay in Qaadka la joojin doono, marka horase la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28179,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28177","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28177","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28177"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28177\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28178,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28177\/revisions\/28178"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28179"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}