{"id":28174,"date":"2016-05-24T17:19:25","date_gmt":"2016-05-24T14:19:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28174"},"modified":"2016-05-24T17:20:53","modified_gmt":"2016-05-24T14:20:53","slug":"xaaladda-magaaladda-bweyne-oo-ay-ka-hadleen-odayaasha-dhaqanka-hiiraanugaas-xasan-ugaas-khaliif","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/xaaladda-magaaladda-bweyne-oo-ay-ka-hadleen-odayaasha-dhaqanka-hiiraanugaas-xasan-ugaas-khaliif\/","title":{"rendered":"Xaaladda Magaaladda B\/weyne oo ay ka hadleen Odayaasha dhaqanka Hiiraan\/ugaas Xasan ugaas KHaliif."},"content":{"rendered":"<p>Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xaaladda cakiran ee ka taagan Magaalada Beledweyne, isagoo sheegay in shacabka ku nool Magaalada Waqtigaan la joogo u dhaxeeyaan Sida uu yiri Xabbad iyo Fatahaad.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ugaaska oo la hadlayay boqolaal qof oo isugu jira oday-dhaqameed, waxgarad, cuqaal iyo qaybaha Bulshada, ayuu ku dhaliilay Dowladda Federaalka Soomaaliya inaysan Wax jawaab ah ka bixin xaalada ay wajahayaan dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Ugaas Xasan, ayaa sheegay in dowladda Itoobiya oo kaliya ilaa iyo hadda ay wafuud u soo direen Gobolka bal si ay u qiimeeyaan Xaaladda ka jirta Magaalada, laakiin illaa iyo hadda aysan jirin cid kale oo arinta xiriir kala soo sameysay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28153\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28154\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28155\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xaaladda cakiran ee ka taagan Magaalada Beledweyne, isagoo sheegay in shacabka ku nool Magaalada Waqtigaan la joogo u dhaxeeyaan Sida uu yiri Xabbad iyo Fatahaad. Sidoo kale, Ugaaska oo la hadlayay boqolaal qof oo isugu jira oday-dhaqameed, waxgarad, cuqaal iyo qaybaha Bulshada, ayuu ku dhaliilay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28176,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28174","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28174"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28175,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28174\/revisions\/28175"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}