{"id":28168,"date":"2016-05-23T21:25:51","date_gmt":"2016-05-23T18:25:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28168"},"modified":"2016-05-23T21:28:28","modified_gmt":"2016-05-23T18:28:28","slug":"qarax-maanta-ka-dhacey-isgoyska-kaasa-balbalaare-oo-geystey-khasaare-kala-duwan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/qarax-maanta-ka-dhacey-isgoyska-kaasa-balbalaare-oo-geystey-khasaare-kala-duwan\/","title":{"rendered":"Qarax maanta ka dhacey isgoyska Kaasa balbalaare oo geystey khasaare kala duwan."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan Afar ruux oo laba ka mid ah ay ka tirsan yihiin Ciidamada Amaanka Dowladda Somalia, ayaa ku dhaawacmay qarax barqonimadii maanta ka dhacay Isgoyska Kaaso-bololaare ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Afhayeenka Gobolka Banaadir, Cabdifataax Cumar Xalane oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Qaraxan ay ku dhaawacmeen laba askari iyo laba Qof oo ka mid ahaa Shacabkii halkaas ku gunaa.<\/p>\n<p>\u201cQaraxan khasaare culus ma geysan, balse waxaa ku dhaawacmay afar qof oo laba ka mid ah ay Askar yihiin, Halka labada kalena ay ahaayeen Shacab,\u201d ayuu Afhayeenka u sheegay Warbaahinta.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas ku daraya, in Qaraxan uu ahaa mid lagu aasay bar-koontarool oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Amaanka Dowladda Federaalka, Waxaana mas\u2019uuliyadda qaraxaan sheegatay Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dhanka Kale, Al-shabaab ayaa sheegtay inay qaraxaas ciidamada Ammaanka ee Dowladda ugu geysteen khasaare xooggan, inkastoo aysan sheegin inta uu khasaarahaas le\u2019eg yahay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ciidamada Ammaanka Dowladda Somalia, ayaa waxaa Baro-koontarool oo dhawr ah ku leh Is-goyska KPP ee Degmada Hodan, iyadoo Qaraxaan uusan ahayn kii ugu horreeyay oo ka dhaca baro ay ciidamada Dowladda Somalia kaga sugan yihiin Muqdisho.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28153\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28154\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28155\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan Afar ruux oo laba ka mid ah ay ka tirsan yihiin Ciidamada Amaanka Dowladda Somalia, ayaa ku dhaawacmay qarax barqonimadii maanta ka dhacay Isgoyska Kaaso-bololaare ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka Gobolka Banaadir, Cabdifataax Cumar Xalane oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Qaraxan ay ku dhaawacmeen laba askari iyo laba Qof oo ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28170,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28168","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28168","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28168"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28168\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28169,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28168\/revisions\/28169"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}