{"id":28161,"date":"2016-05-23T20:51:23","date_gmt":"2016-05-23T17:51:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28161"},"modified":"2016-05-23T21:00:27","modified_gmt":"2016-05-23T18:00:27","slug":"danjire-jamaal-barooo-la-kulmey-jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-rustenburg","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/danjire-jamaal-barooo-la-kulmey-jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-rustenburg\/","title":{"rendered":"Danjire Jamaal BaroW la kulmey jaaliyadda Soomaaliyeed ee RUSTENBURG."},"content":{"rendered":"<p>Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika, ayaa kulan kula qaatay Gobolka Rustenburg Jaaliyada Soomaaliyeed, kaasoo ay ka qayb-galeen; Wax-garad, Ganacsato iyo Dhallinyaro. Waxaana looga Hadlay Kaalinta ay Jaaliyaddu ka Cayaari karto Wada-shaqeynta Safaaradda iyo sidii Safaaraddu ay Wax ugu Qaban lahayd dhibaatooyinka haysta Jaaliyadda Soomaaliyeed, waxaana hadallo kala duwan goobtaas ka jeediyay xubnihii kulanka ka Qayb-galay.<\/p>\n<p>Intii uu socday kulanka ayay dadweynihii Goob-joogga ka ahaa waxay su\u2019aalo kala duwan weydiiyeen danjiraha Somalia u fadhiya Koonfur Afrika, Jamaal Maxamed Barrow, iyadoo su\u2019aalaha ay intooda badan la xiriireen sharciyada lagu safro ee loo yaqaanno Go-Home-ka iyo baasaboorka Soomaaliga.<\/p>\n<p>Xog-hayaha Kowaad ee Safaaradda Somalia ee Koonfur Afrika, Ismaaciil C\/lla Soomaane oo Danjiraha ku Wehlinayay Kulankaan, ayaa hadal uu jeediyay ku sheegay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Restenburg, ay ka mid tahay Jaaliyaha ugu Fir-fircoon, isagoo sheegay in Jaaliyaddu ay dhibaato badan ku qabto helitaanka Safaarrada.<\/p>\n<p>\u201cGobolka Rustenburg wuxuu ahaa meeshii u horreysay oo dhaqaale looga ururiyo abaarihii ka dhacay dalka Soomaaliya. Sidoo kale waxay ahayd meeshii ugu horreysay ee laga furay dukaamada waaweyn ee laga adeegto oo Ganacsatada Soomaaliyeed ay leeyihiin. Waxaan kaloo rabaa inaan sheego in wixii hadda ka dambeeya ay si fudud ku heli doonto Jaaliyadu sharciyada lagu safro,\u201d ayuu yiri Xoghaye Soomane.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Danjiraha Somalia ee Dalka Koonfur Afrika, Jamaal Barroow ayaa uga Mahad-celiyay Jaaliyada sida Wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen isagoo intaas raaciyay in tan iyo markii uu lasoo Magacaabay illaa Hadda uu Wax ka Qabtay Adeegyada Safaaradda, isagoo Jaaliyadda ku boorriyay inay Safaaraddooda garab-is-taagaan.<\/p>\n<p>Danjire Barroow &#8211; ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Koonfur Afrika, Wuxuu kula dardaarmay in aysan si sahlan ganacsigooda u xaraashiin , wuxuuna dhinaca kale kula Dar-daarmay Dhallinyarada inay ka faa\u2019iideystaan Horumarka Waddanka Koonfur Afrika oo ay wax-bartaan.<\/p>\n<p>Ugu dabmeyn, Danjiraha Somalia ee Dalka Koonfur Afrika ayaa tan iyo markii xilkaan loo soo magacaabay, Wuxuu kulammo kala duwan la yeeshay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku Nool Gobollada; Guteng, Cape Town iyo Rustenburg, isagoo Xusay inuu kulammadaan oo \u00a0kale uu sii wadi doono.<\/p>\n<p>WARSOM2011@GMAIL.COM<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28153\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28154\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28155\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika, ayaa kulan kula qaatay Gobolka Rustenburg Jaaliyada Soomaaliyeed, kaasoo ay ka qayb-galeen; Wax-garad, Ganacsato iyo Dhallinyaro. Waxaana looga Hadlay Kaalinta ay Jaaliyaddu ka Cayaari karto Wada-shaqeynta Safaaradda iyo sidii Safaaraddu ay Wax ugu Qaban lahayd dhibaatooyinka haysta Jaaliyadda Soomaaliyeed, waxaana hadallo kala duwan goobtaas ka jeediyay xubnihii kulanka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28163,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28161","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28161","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28161"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28161\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28164,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28161\/revisions\/28164"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28163"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}