{"id":28158,"date":"2016-05-23T20:22:48","date_gmt":"2016-05-23T17:22:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28158"},"modified":"2016-05-23T20:25:18","modified_gmt":"2016-05-23T17:25:18","slug":"maamulaha-lamu-dalka-kenya-oo-sheegey-in-uu-guuleystey-hawlgalkii-boni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/maamulaha-lamu-dalka-kenya-oo-sheegey-in-uu-guuleystey-hawlgalkii-boni\/","title":{"rendered":"Maamulaha LAMU dalka Kenya oo sheegey in uu guuleystey hawlgalkii BONI."},"content":{"rendered":"<p>-Guddoomiyaha Lamu ee dalka Kenya, Joseph Kanyiri ayaa sheegay in\u00a0 ciidamada ammaanka ee Kenya ay haatan ka saareen keynta Boni Alshabaab.<\/p>\n<p>Keynta Boni ayaa kutaala degmada Lamu waxaana hawlgalkaasi uu socday sida Joseph Kanyiri uu sheegay sagaalkii bilood ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Wuxuu intaasi ku daray in weli ciidamada Kenya ay halkaa kusugan yihiin ayna gaaf wareegaan ayagoo ka digtoon in xaraka Shabaab ay dib ugu soo laabato keyntaa, waa sida uu yiriye.<\/p>\n<p>Degmada Lamu ayaa horay waxaa uga dhacay falal amni darro oo lala xiriirshay xarakatu Shabaab balse haatan waxaa lagu soo waramayaa inay aad u xasiloontay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Hawlgalka oo sii socon doona<\/strong><\/p>\n<p><strong>M<\/strong>r Kanyiri,\u00a0 si kastaba ha ahaatee wuxuu sheegay in hawlgalku uu sii socon doono ayadoo weliba halkaa mashaariic horumarineed laga fulin doono maadaama halkaa ay ku nooshay beel lagu magacaabo sidoo kale Boni taasoo horumar badan aan horay loo gaarsiin haatana dawlada Kenya ay damacsan tahay in la horumariyo deegaankoodaa.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/May\/2016523635995970292667704bf.jpg\" alt=\"\" width=\"656\" height=\"183\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: small;\">Keynta Boni<\/span><\/p>\n<hr \/>\n<p>Ka hor intii aan hawlgalkaasi bilaaban ayaa waxaa la aaminsan yahay in in ka badan 300 oo dagaal yahan oo Al-Shabaab ah\u00a0 ay ku jireen kenytaasi Boni Forest halkaas oo ay kasoo qaadi jireen weeraro ka dhan ah militariga iyo dadka rayidka ah intaba.<\/p>\n<p>WARSOM2011@GMAIL.COM<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28153\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28154\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28155\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Guddoomiyaha Lamu ee dalka Kenya, Joseph Kanyiri ayaa sheegay in\u00a0 ciidamada ammaanka ee Kenya ay haatan ka saareen keynta Boni Alshabaab. Keynta Boni ayaa kutaala degmada Lamu waxaana hawlgalkaasi uu socday sida Joseph Kanyiri uu sheegay sagaalkii bilood ee lasoo dhaafay. Wuxuu intaasi ku daray in weli ciidamada Kenya ay halkaa kusugan yihiin ayna gaaf [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28160,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28158","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28158"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28159,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28158\/revisions\/28159"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28160"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}