{"id":28124,"date":"2016-05-22T17:59:07","date_gmt":"2016-05-22T14:59:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28124"},"modified":"2016-05-22T18:01:14","modified_gmt":"2016-05-22T15:01:14","slug":"madaxwene-xasan-sheekh-oo-la-wareeggey-hawshii-barlamaanka-soomaaliya-isagoo-hore-usoo-cuney-maxkamadii-sare-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/madaxwene-xasan-sheekh-oo-la-wareeggey-hawshii-barlamaanka-soomaaliya-isagoo-hore-usoo-cuney-maxkamadii-sare-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Madaxwene Xasan SHeekh oo la wareeggey hawshii barlamaanka Soomaaliya isagoo hore usoo cuney maxkamadii sare ee dalka."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray xeer uu ku go\u2019aaminayo hannaanka doorashada dadban ee sannadka 2016.<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019iid oo uu maanta ku qabtey xafiiska madaxtooyada, ayaa Madaxweynaha waxaa uu sheegay in si looga fogaado khilaaf ka dhex dhasha Baarlamaanka Federaalka, dowladda dhexe iyo maamullada gobollada uu go\u2019aansadey inuu soo saaro xeerkan, iyadoo loo daneynayo maslaxadda ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Qodobada uu Madaxweynuhu xeeriyay ayaa ah kuwan soo socda.<\/p>\n<p>Qodobka 1aad<\/p>\n<ol>\n<li>In la dhaqan geliyo Go\u2019aanka Madasha Hoggaamiyayaasha Qaranka ay si wadajir ah u wada qaateen hannaanka doorashada ee lagu qeexay warmurtiyeedkii ay soo saareen 12-kii Abriil 2016 iyo soo Bandhigidda Hannaanka Doorashada Sanadka 2016 ee 30\/04\/2016 ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u gudbisay Golaha Shacabka Federaalka.<\/li>\n<li>In Hannaankan loo adeegsanayo doorashada 2016 oo keliya, marka ay dhammaato muddada dastuuriga ah Hay\u2019adaha Sharci Dejinta iyo Fulinta.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Qodobka 2aad<\/p>\n<ol>\n<li>In la ilaaliyo mabda&#8217; Dastuuriga oo ah in Aqalka Sare ee Baarlamaanka ay matalaad ku yeeshaan dhammaan degaannada Soomaaliya oo ay ku jirto magaalada Muqdisho.<\/li>\n<li>Suurta galinta habka ay ku imanayso matalaadda Muqdisho ee Aqalka Sare iyo xallinta wixi tabasho ah, go\u2019aanna looga gaaro shirka soo socda ee Madasha Hoggaamiyayaasha Qaranka.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Xeerkan ayaa dhaqan-galey maanta kadib markii uu si rasmi ah qalinka ugu duugay Madaxweyneha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28037\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28036\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28038\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray xeer uu ku go\u2019aaminayo hannaanka doorashada dadban ee sannadka 2016. Shir jaraa\u2019iid oo uu maanta ku qabtey xafiiska madaxtooyada, ayaa Madaxweynaha waxaa uu sheegay in si looga fogaado khilaaf ka dhex dhasha Baarlamaanka Federaalka, dowladda dhexe iyo maamullada gobollada uu go\u2019aansadey inuu soo saaro xeerkan, iyadoo loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28126,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28124","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28124","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28124"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28125,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28124\/revisions\/28125"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}