{"id":28118,"date":"2016-05-21T20:09:31","date_gmt":"2016-05-21T17:09:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28118"},"modified":"2016-05-21T20:10:49","modified_gmt":"2016-05-21T17:10:49","slug":"isbitaal-dawladda-imaaraadka-carabtu-ka-hirgelineyso-muqdisho-oo-maanta-uu-dhagax-dhigey-mweyne-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/isbitaal-dawladda-imaaraadka-carabtu-ka-hirgelineyso-muqdisho-oo-maanta-uu-dhagax-dhigey-mweyne-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"Isbitaal dawladda imaaraadka carabtu ka hirgelineyso Muqdisho oo maanta uu dhagax dhigey m\/weyne Xasan SHeekh."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta Dhagax-dhigay Qaybtii labaad dhismaha Isbitaal loogu magac-daray Sheikh Zayed, kaasoo oo magaalada Muqdisho ku lana sheegay in ballaarinayo.<\/p>\n<p>Mashruucaan uu maanta Madaxweyne Xasan\u00a0Dhagax dhigay, ayaa waxaa Maal-gelinaysa Dowladda Imaaraadka Carabta. Iyadoo Madaxweynuhu uu ku Ammaanay Xukuumadda Imaaraadka Carabata kaalinta ay ka geysaneyso dib u dhiska iyo soo nooleynta adeegyada bulshada ee Somalia.<\/p>\n<p>\u201cWalaalaheen Imaaraadka Carabta waxay mar kale inoo muujiyeen sida ay uga go\u2019an tahay inay ina Garab-istaagaan. Mashruucan waa mid Wax-tar u yeelan doona Bulshada Somalia ku nool oo dhan,&#8221; ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Ugu dabmeyn, Dhagax-dhiga waxaa kaloo ka Qayb-galay Danjiraha Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya, Mohamed Al-Othman, Dublamaasiyiinta Waddamada Shisheeye ee ku sugan waddanka iyo Mas\u2019uuliyiin ka tirsan labada Gole ee Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28037\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28036\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28038\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta Dhagax-dhigay Qaybtii labaad dhismaha Isbitaal loogu magac-daray Sheikh Zayed, kaasoo oo magaalada Muqdisho ku lana sheegay in ballaarinayo. Mashruucaan uu maanta Madaxweyne Xasan\u00a0Dhagax dhigay, ayaa waxaa Maal-gelinaysa Dowladda Imaaraadka Carabta. Iyadoo Madaxweynuhu uu ku Ammaanay Xukuumadda Imaaraadka Carabata kaalinta ay ka geysaneyso dib u dhiska iyo soo nooleynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28120,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28118","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28118","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28118"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28119,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28118\/revisions\/28119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}