{"id":28110,"date":"2016-05-21T19:36:30","date_gmt":"2016-05-21T16:36:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28110"},"modified":"2016-05-21T19:39:07","modified_gmt":"2016-05-21T16:39:07","slug":"maleyshiyo-beeleedyadii-ku-dagaalamayey-bweyne-oo-xabad-joojin-la-kala-dhex-dhigey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/maleyshiyo-beeleedyadii-ku-dagaalamayey-bweyne-oo-xabad-joojin-la-kala-dhex-dhigey\/","title":{"rendered":"Maleyshiyo beeleedyadii ku dagaalamayey Beledweyne oo xabad joojin la kala dhex dhigey,"},"content":{"rendered":"<p>Afar Maalmood oo Dagaal xiriir ah uu socday kaddib, ayaa galinkii danbe ee maanta lagu guuleystay in la kala dhax-galo maleeshiyo beeleedkii dirirtu ku dhexmaraysay Xaafadda Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Odayaasha iyo Waxgaradka Baladweyne oo si weyn ugu mashquulsanaa joojinta dagaalka, ayaa ugu Dambeyntii ku Guuleystay inay joojiyaan xabadda, iyadoo dhinaca kalana awood millateri la adeegsanayo.<\/p>\n<p>Lama oga illaa iyo inta ay sii jiri karto Xabad-joojintan, madaama wali ay maleeshiyaadkii dagaallamay ku wada-sugan yihiin Xaafadda Howl-wadaag.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay aheyd markii ciidanka AMISOM ku guul-dareysteen in ay kala dhax-galaan labada dhinac ee iska soo Hor-jeeda oo marar badan oo hore dagaalo ku dhaxmareen qeybo ka mid ah dhulka miyiga ah.<\/p>\n<p>Ugu\u00a0 dambeyn, Waqtigan wax Xabad ah oo la maqlayo ma jirto, taasoo ka dhigan in labada dhinac u Hoggaasameen xabaad-joojinta.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28037\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28036\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28038\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afar Maalmood oo Dagaal xiriir ah uu socday kaddib, ayaa galinkii danbe ee maanta lagu guuleystay in la kala dhax-galo maleeshiyo beeleedkii dirirtu ku dhexmaraysay Xaafadda Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne. Odayaasha iyo Waxgaradka Baladweyne oo si weyn ugu mashquulsanaa joojinta dagaalka, ayaa ugu Dambeyntii ku Guuleystay inay joojiyaan xabadda, iyadoo dhinaca kalana awood millateri la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28113,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28110","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28110","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28110"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28110\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28114,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28110\/revisions\/28114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28110"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28110"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28110"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}