{"id":28095,"date":"2016-05-20T20:20:34","date_gmt":"2016-05-20T17:20:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28095"},"modified":"2016-05-20T20:22:10","modified_gmt":"2016-05-20T17:22:10","slug":"madaxweynaha-kenya-oo-taageerey-dhisidda-derbiga-u-dhaxeeya-labada-dal-soomaaliya-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/madaxweynaha-kenya-oo-taageerey-dhisidda-derbiga-u-dhaxeeya-labada-dal-soomaaliya-iyo-kenya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Kenya oo taageerey dhisidda derbiga u dhaxeeya labada dal Soomaaliya iyo Kenya."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #000000;\">-Derbiga oo dawlada Kenya ay ka dhiseyso xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya ujeedkiisu maahan in dhaqdhaqaaqa dadka uu xaddido balse waxaa loogu tala galay in ammaanka lagu xoojiyo; waa sida Madaxweyne Uhuru uu sheegay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">Madaxweyne Uhuru\u00a0 ayaa sheegay in dawladiisa ay ka go&#8217;an tahay dhowrida amniga iyo xasilloonida Kenya. Waxaa uu hadalkaa ka jeediyay Mandheeraa oo uu shalay safar ku tagay safarkaa oo uu ku weheliyay madaxweyne ku-xigeenka Kenya Willium Ruto.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/May\/2016520635993422436017141MDR.jpg\" alt=\"\" width=\"652\" height=\"177\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">Wuxuu hadalkaasi sheegay mar uu hoggaamiyeyaal degmadaasi leedahay uu la kulmayay iyo mar uu meel fagaare ah ka khudbeynaayay labadaba.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">\u201cMa lihin qorsheyaal aanu ku kala qeybinayno dadka Soomaaliya iyo dadka Kenya. Waxaanu doonaynaa oo kaliya inaanu xaqiijino in dadkeenu adeegsadaan heerar si caalami ah loo aqbalay oo loogu tala galay ganacsiga, ee wax kale maahan,\u201d ayuu yiri.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">\u201cWaxaan aad ugu boogaadinayaa hoggaamiyeyaasha iyo dadka deegaanka ah inay kala shaqeeyeen hayadaha ammaanka faridda oo dadka la faro nabadda inay ka shaqeeyaan. Horumari wuxuu noqonayaa wax aan la taaban karayn hadii nabadi aysan jirin,\u201d intaa ayuu raaciyay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">Madaxweyne Uhuru\u00a0 wuxuu kaloo sheegay in xisbigiisa Jubilee uu ku dhiiraday xaqiijinta horumarinta kaabeyaasha gobolka Waqooyi-Bari Kenya si loo fududeeyo safrinta badeecooyinka iyo shaqaalaha-waa la bilaabay horumarintaa iminka ayadoo tobanaan km oo waddooyin laami ah laga dhisay gobolkaa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">Wuxuu kaloo sheegay Madaxweyne Uhuru\u00a0 inuu wax ka qaban doono macalimiin yari ka jirta gobolkaa, daadad kusoo fataha xilliyada Gu&#8217;ga iyo Deyrta, bullaacadaha iyo sidii loo horumarin lahaa iyo weliba horumarinta tayada biyaha iyo helitaankooda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">Maanta galinkii dambe ayaa Madaxweyne Uhuru \u00a0waxaa uu usoo gudbay degmada Wajeer halkaas oo uu mashaariic horumarineed ka furay.<\/span><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28037\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28036\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28038\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Derbiga oo dawlada Kenya ay ka dhiseyso xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya ujeedkiisu maahan in dhaqdhaqaaqa dadka uu xaddido balse waxaa loogu tala galay in ammaanka lagu xoojiyo; waa sida Madaxweyne Uhuru uu sheegay. Madaxweyne Uhuru\u00a0 ayaa sheegay in dawladiisa ay ka go&#8217;an tahay dhowrida amniga iyo xasilloonida Kenya. Waxaa uu hadalkaa ka jeediyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28097,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28095","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28095","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28095"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28095\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28096,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28095\/revisions\/28096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}