{"id":28085,"date":"2016-05-19T22:26:31","date_gmt":"2016-05-19T19:26:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28085"},"modified":"2016-05-19T22:31:11","modified_gmt":"2016-05-19T19:31:11","slug":"amisom-oo-daawaneysa-dagaalka-beledweyne-kuna-guul-daresatey-joojinta-dagaalka-dadka-walaalaha-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/amisom-oo-daawaneysa-dagaalka-beledweyne-kuna-guul-daresatey-joojinta-dagaalka-dadka-walaalaha-ah\/","title":{"rendered":"Amisom oo daawaneysa dagaalka beledweyne kuna guul daresatey joojinta dagaalka dadka walaalaha ah."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Midowga Afrika ee\u00a0AMISOM, Gaar ahaan kuwa Itoobiya oo ku hubeysan Gadiidka Dagaalka, ayaa ku guul-dareystay in ay joojiyaan dagaal maalintii saddexaad ka socda Xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Ciidamada Itoobiya oo Aroortii hore ee Saakay u gudbay Xaafadaha ay ku Dagaalamayaan Malleeshiyada iska soo hor-jeeda, balse kuma aysan guuleysan in ay soo afjaraan dagaalka, kaddib markii ay arintaa ku gacan-seyreen dhinacyada iska soo horjeeda.<\/p>\n<p>Taliyaha qaybta Booliiska degmada Beledweyne Cali-dhuux Cabdi Mahad-Alla, ayaa HOL u sheegay in labada beelood ku gacan-sayreen Dadaallada lagu doonayo in lagu soo af-jaro dagaalka, siddaa daraadeed waxaa uu baaq u dirray Dowladda federaalka Somalia oo uu ka dalbaday inay soo fara-galiso xal u helida colaadda ka taagan qaybo ka mid ah Magaalada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Maalintii Saddexaad, ayaa laga Maqlayaa Xaafadaha ay Dagaalladu ka socdaan hub culus iyo rasaasta ay is-dhaafsanayaan Dhinacyada Dagaalku u dhexeeyo oo u muuqda kuwa kala jooga agagii ay dagaallada ka billowdeen markii hore.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, wali waxaa jira baaqyo kala duwan oo loo jeedinayo Dhinacyada iska soo horjeeda oo laga dalbanayo inay xabada sida ugu dhaqso badan u joojiyaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28038\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28037\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28036\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Midowga Afrika ee\u00a0AMISOM, Gaar ahaan kuwa Itoobiya oo ku hubeysan Gadiidka Dagaalka, ayaa ku guul-dareystay in ay joojiyaan dagaal maalintii saddexaad ka socda Xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne. Ciidamada Itoobiya oo Aroortii hore ee Saakay u gudbay Xaafadaha ay ku Dagaalamayaan Malleeshiyada iska soo hor-jeeda, balse kuma aysan guuleysan in ay soo afjaraan dagaalka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28087,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28085","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28085","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28085"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28085\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28086,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28085\/revisions\/28086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28087"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28085"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28085"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28085"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}