{"id":28079,"date":"2016-05-19T21:10:43","date_gmt":"2016-05-19T18:10:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28079"},"modified":"2016-05-19T21:13:40","modified_gmt":"2016-05-19T18:13:40","slug":"xasan-sheekh-maxamuud-oo-barlamaanka-ka-codsadey-i-n-ay-ansixiyaan-hanaanka-doorashooyinka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/xasan-sheekh-maxamuud-oo-barlamaanka-ka-codsadey-i-n-ay-ansixiyaan-hanaanka-doorashooyinka-dalka\/","title":{"rendered":"Xasan SHeekh Maxamuud oo Barlamaanka ka codsadey i n ay ansixiyaan Hanaanka Doorashooyinka dalka."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud iyo RW Somalia, Cumar C\/rashiid Cali, ayaa maanta Hor-tagay Baarlamaanka Soomaaliya, iyagoo ka dalbaday inay meel-mariyaan heshiiska Hanaanka doorashooyinka ka dhici doona dalka daba-yaaqada sannadkan lagu jiro.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh oo Khudbad ka jeediyay kulankii maanta ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka dalbaday inay ansixiyaan Hannaanka Doorasho ee dalka oo ay ku Heshiiyeen Dowladda Federaalka Somalia iyo Maamul-goboleedyada Dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweyne Xasan ayaa si aan gambasho lahayn &#8211; Baarlamaanka ugu sheegay in Haddii aysan Gaarin Go\u2019aan cad oo Doorashada ku saabsan ay Beesha Caalamka go\u2019aan gaari doonto, kaasoo ahaa hadal aan Madaxweyne Xasan Sheekh maxamuud looga baran.<\/p>\n<p>Dood Arrintaan ku saabsan ayaa xildhibaannada ku dhex-martay Xarunta Baarlamaanka ee Muqdisho, waxaana la sugayaa go\u2019aanka ay xildhibaanadu ka gaaraan heshiiska hannaanka doorashooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maalmihii aynu soo dhaafnay, ayaa waxaa Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho ka Socday Kulammo ay yeelanayeen Xildhibaanno ka mid ah Guddiga loo saaray inay Heshiiska lagu heshiiyay ee Doorashada dib u eegis ku sameeyaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Hadalka Madaxweynaha Somalia ee ahaa in go\u2019aa Beesha Caalamka uu ka imaan doono, ayaa imaanaysa haddii Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ka gaari waayaan Heshiiska Doorashooyinka Go\u2019aan cad.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28037\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28036\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28038\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud iyo RW Somalia, Cumar C\/rashiid Cali, ayaa maanta Hor-tagay Baarlamaanka Soomaaliya, iyagoo ka dalbaday inay meel-mariyaan heshiiska Hanaanka doorashooyinka ka dhici doona dalka daba-yaaqada sannadkan lagu jiro. Xasan Sheekh oo Khudbad ka jeediyay kulankii maanta ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka dalbaday inay ansixiyaan Hannaanka Doorasho ee dalka oo ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28081,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28079","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28079","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28079"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28079\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28080,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28079\/revisions\/28080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28081"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}