{"id":28068,"date":"2016-05-18T21:00:48","date_gmt":"2016-05-18T18:00:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28068"},"modified":"2016-05-18T21:02:05","modified_gmt":"2016-05-18T18:02:05","slug":"wasaaradda-dastuurka-oo-tababar-u-furtey-bulshada-rayidka-ah-halka-axzaabta-siyaasadu-ay-sheegeen-in-wasaaradaasi-ay-marin-habaabineyso-arrimaha-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/wasaaradda-dastuurka-oo-tababar-u-furtey-bulshada-rayidka-ah-halka-axzaabta-siyaasadu-ay-sheegeen-in-wasaaradaasi-ay-marin-habaabineyso-arrimaha-dastuurka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Dastuurka oo tababar u furtey Bulshada rayidka ah halka axzaabta siyaasadu ay sheegeen in wasaaradaasi ay marin habaabineyso arrimaha dastuurka."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda dastuurka Xukuumadda Somalia ayaa shalay Muqdisho ka furtay Tababar ku saabsan waxbarashada Madaniga iyo ka qayb-galka bulshada ee dib u eegista Dastuurka.<\/p>\n<p>Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Hey\u2019adda EISA ayaa waxaa waxaa ka qeyb galaya qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka, sida haweenka, Dhallinyarada, Aqoon-yahanno culumaa\u2019udiinka iyo waxgarad.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dastuurka Maxamed Abukar Zubeyr ayaa sheegay in tababarkan uu la xiriiro, sidii bulshada looga qeyb gelin lahaa dib u eegista dastuurka iyo sidii bulshada iyo dowladda isugu xirmi lahaayeen.<\/p>\n<p>Justin Doura Gore oo ah Agaasimaha Hey\u2019adda EISA oo tababarkan bixineysa ayaa kula dar daarmay shaqaalaha tababarkan qaadanaya in ay ahmiyad siiyaan tababarka, ayna khibrad ka kororsadaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, tababarkaan hey\u2019adda EISA (Electarol Institute For Sustainable Democracy in Africa) ay siineyso qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa wuxuu qeyb ka noqonayaa tababarro is daba joog ahaa oo la xariira arrimaha dastuurka, maadaama la doonayo in dastuurka Soomaaliya wax badan laga qabto.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28037\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28036\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28038\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda dastuurka Xukuumadda Somalia ayaa shalay Muqdisho ka furtay Tababar ku saabsan waxbarashada Madaniga iyo ka qayb-galka bulshada ee dib u eegista Dastuurka. Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Hey\u2019adda EISA ayaa waxaa waxaa ka qeyb galaya qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka, sida haweenka, Dhallinyarada, Aqoon-yahanno culumaa\u2019udiinka iyo waxgarad. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dastuurka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28070,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28068","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28068"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28069,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28068\/revisions\/28069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28070"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}