{"id":2806,"date":"2011-08-26T14:45:09","date_gmt":"2011-08-26T14:45:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2806"},"modified":"2011-08-26T14:45:09","modified_gmt":"2011-08-26T14:45:09","slug":"rw-cabdiweli-gaas-oo-maanta-ka-degey-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/08\/rw-cabdiweli-gaas-oo-maanta-ka-degey-puntland\/","title":{"rendered":"R\/W.Cabdiweli Gaas Oo Maanta Ka Degey Puntland"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/gaaaaaaaaaaaaaaaaas1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2810\" title=\"gaaaaaaaaaaaaaaaaas\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/08\/gaaaaaaaaaaaaaaaaas1.jpg\" alt=\"\" width=\"307\" height=\"249\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Dr.C\/weli Maxamed Cali Gaas Ra&#8217;iisal wasaaraha Xukuumadda TFG-da ah ee Soomaaliya,ayaa Maantay gaaray magaalada Garowe ee \u00a0Xarunta Puntland Waxaan Halkaasi Ku Soo Dhaweyey Madaxweynaha Maamulkaaasi Puntland C\/raxmaan Faroole .<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumadda KMG ah Ee Soomaaliya, Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Oo Maanta Booqasho Ku Tagay magaalada Garowe ee Puntland Ayaa Waxa ay Noqonaysaa Safarkiisii ugu horeeyay uu ra&#8217;iisal wasaaruhu ku tago Puntland, tan iyo intii uu Qabtay xafiiska Ra\u2019iisul Wazaarenimo Ee Dowlada TFG-da Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal wasaare C\/iweli Oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa Sheegay In Ujeedada Socdaalkiisa ay Tahay Sidii ay Wadashaqeyn u dhex Mari Lahayd Dowladda TFG-da Soomaaliya iyo Waliba Maamulka Puntland Oo Iyada Sheeganeyso In Ay Ka Go\u2019een Soomaaliya .<\/p>\n<p>Xiriirka Maamulka \u00a0Puntland iyo Dowladda TFG-da Soomaaliya ayaa in Dhowaalaba mugdi ku jiray, tan iyo markii ra&#8217;iisal wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid Cali uu iska casilay xilka ra&#8217;iisal wasaarenimada .<\/p>\n<p>Balse Haatan ayaad Moodaa In Uu Ra\u2019iisul wazaarahjaan Cusub Ee C\/wali Max\u2019ed Cali Gaas Uu Doonayao In Uu Wada Xiriiriyo Guud Ahaanba Dalka Soomaaliya Islamrkaana uu Rabo In Uu Soo Afjaro Maamulada KA Jiro Guud Ahaan Dalka Soomaaliya<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Dr.C\/weli Maxamed Cali Gaas Ra&#8217;iisal wasaaraha Xukuumadda TFG-da ah ee Soomaaliya,ayaa Maantay gaaray magaalada Garowe ee \u00a0Xarunta Puntland Waxaan Halkaasi Ku Soo Dhaweyey Madaxweynaha Maamulkaaasi Puntland C\/raxmaan Faroole . Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumadda KMG ah Ee Soomaaliya, Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Oo Maanta Booqasho Ku Tagay magaalada Garowe ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2806","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2806","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2806"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2806\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2811,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2806\/revisions\/2811"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}