{"id":28059,"date":"2016-05-18T19:57:56","date_gmt":"2016-05-18T16:57:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28059"},"modified":"2016-05-18T20:03:02","modified_gmt":"2016-05-18T17:03:02","slug":"duubabka-dhaqanka-gobolka-hiiraan-oo-baaq-u-direy-beelaha-colaadu-dhextaal-ee-ku-dagaalamaya-bweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/duubabka-dhaqanka-gobolka-hiiraan-oo-baaq-u-direy-beelaha-colaadu-dhextaal-ee-ku-dagaalamaya-bweyne\/","title":{"rendered":"Duubabka dhaqanka gobolka Hiiraan oo baaq u direy beelaha colaadu dhextaal ee ku dagaalamaya B\/weyne."},"content":{"rendered":"<p>Shir jaraa\u2019id oo ay maanta wadajir ugu qabteen Degmada Beledweyne illaa afar duub dhaqameed, ayeey wadda jir ugu baaqeen dhinacyada ku dagaallamaya xaafadda Howl-wadaag in ay sidda ugu dhaqsiyaha badan u joojiyaan xabada.<\/p>\n<p>Ugaas Xassan Ugaas Khaliif, Ugaas Cali Ugaas Max\u2019ud Ugaas Shafeec , Ugaas Cali Ugaas Xassan Ugaas Raage iyo Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi oo wadda jir ula hadlay HOL ayaa sheega y marxalad adag xiligan wajahayaan dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne oo ay saameyn adag ku yeesheen dagaalo iyo fatahaad uu sameynayo wabiga shabeelle.<\/p>\n<p>Ugaas Xassan Ugaas Khaliif, ayaa gaar ahaan ugu baaqay duubabka dhaqanka beellaha ku dagaallamaya in ay dib ugu soo laabtaan magaalada kana shaqeeyaan siddii loo nabadeyn lahaa beellaha walaalaha ah ee maalintii labaad ku dagaallamaya magaalada.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, dagaalka ayaa wali ka socda magaalada waxaana muuqata in dhinacyada iska soo horjeeda ku soo biirayaan maleeshiyaad kale oo ka imanaya dhulka miyiga ah.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28036\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28037\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28038\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir jaraa\u2019id oo ay maanta wadajir ugu qabteen Degmada Beledweyne illaa afar duub dhaqameed, ayeey wadda jir ugu baaqeen dhinacyada ku dagaallamaya xaafadda Howl-wadaag in ay sidda ugu dhaqsiyaha badan u joojiyaan xabada. Ugaas Xassan Ugaas Khaliif, Ugaas Cali Ugaas Max\u2019ud Ugaas Shafeec , Ugaas Cali Ugaas Xassan Ugaas Raage iyo Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28061,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28059","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28059","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28059"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28059\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28060,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28059\/revisions\/28060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28061"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}