{"id":28053,"date":"2016-05-18T19:12:02","date_gmt":"2016-05-18T16:12:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28053"},"modified":"2016-05-18T19:14:21","modified_gmt":"2016-05-18T16:14:21","slug":"sanad-guuradii-25aad-ee-gooni-isu-taaga-sland-oo-si-weyn-looga-xusey-gobolada-iyo-degmooyinka-dalkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/sanad-guuradii-25aad-ee-gooni-isu-taaga-sland-oo-si-weyn-looga-xusey-gobolada-iyo-degmooyinka-dalkaas\/","title":{"rendered":"Sanad guuradii 25&#8217;aad ee gooni isu taaga S\/LAND oo si weyn looga xusey gobolada iyo degmooyinka Dalkaas."},"content":{"rendered":"<p>Magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer, ayaa maanta si ballaadhan loogu xusay maalinta Madax-bannaanida Somaliland oo ku beegan sannad-guuradii 25-aad ee ka soo Wareegtay maalintii Somaliland ku Dhawaaqday inay Somalia ka Go\u2019day 18\/5\/191.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C\/raxmaan Saylici ayaa maanta kala qaybgalay xuska\u00a0 sanad guuradda 25aad eek as oo wareegtay aasaaskii Somaliland.<\/p>\n<p>Munaasibadda waxa ka soo qaybgallay Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland C\/raxmaan Cabdilaahi Ismaacil ,Wasiiro Ka Tirsan Xukumadda,Gudoomiye ku xigeenka\u00a0 koowaad ee Xisbiga Wadani Axmed Mumin Seed,Xisbiyada Heer Gobo lee Gobolka Togdheer, shacab fara badan, lamaha Dawlada,Heer Gobol,Heer Degmo Iyo Mati Sharaf Kale.<\/p>\n<p>Intaanay khudbadu bilaaban waxa dhoolatus ku soo hor maray madaxda hortooda Ciidanka kala duwan ee Somaliland, ardayda iyo is-kaashatooyinka oo ku labisan Calanka Saddexda midab leh ee Somaliland.<\/p>\n<p>Maayirka Magalada Burco Maxmed Muraad\u00a0 oo hadalka furey ayaa sharaxay maalinta sida qiimaha ugu leedahay Somaliland, isla markaana magaalada Burco ay ahayd meeshii lagag dhowaaqay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Badhasaabka gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Qabo ayaa isna sheegay in sanadkan kaga duwan yahay sanadihii kale iyadoo ay ka soo wareegtay Rubuc-qarni taasoo horumar balaadhan oo dhinacyo badan laga gaadhay.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintii ka hadlay Waxaa ka mid ahaa Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryanta Cali Maraxaan, Wasir Ku Xigeenka Warfaafinta Somaliland Shugri Xaaji Bondare ,Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga WADANI Axmed Mumin Seed,GodoOmiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Togdheer Aadan Xuseen\u00a0 ,Iyo Masuliyin Tiro Badan\u00a0 oo iska daba maray sida qimaha u leedahay maalintan.<\/p>\n<p>Madaxwayane ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylaci oo munaasibadda soo Gaba-gabeeye, ayaa Shacabka reer Togdheer uga Mahad-naqay sida isku soo Abaabuleen ee ay u muujiyeen wadaniyadda.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku\u00a0 xigeenku waxa uu xusay in magaaladda Burco ahayd meeshii 18\/5\/1991 kii lagaga dhowaaqay taasoo uu ku adkeeyay inay dalka iyo madax-banaanidooda si dhaw u ilaashadaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28036\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28037\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28038\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer, ayaa maanta si ballaadhan loogu xusay maalinta Madax-bannaanida Somaliland oo ku beegan sannad-guuradii 25-aad ee ka soo Wareegtay maalintii Somaliland ku Dhawaaqday inay Somalia ka Go\u2019day 18\/5\/191. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C\/raxmaan Saylici ayaa maanta kala qaybgalay xuska\u00a0 sanad guuradda 25aad eek as oo wareegtay aasaaskii Somaliland. Munaasibadda waxa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28055,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28053","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28053"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28054,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28053\/revisions\/28054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}