{"id":28047,"date":"2016-05-17T20:16:02","date_gmt":"2016-05-17T17:16:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28047"},"modified":"2016-05-17T20:18:49","modified_gmt":"2016-05-17T17:18:49","slug":"shirkii-marooko-ee-horumarinta-magaalooyinka-oo-uu-ka-hadley-wasiirka-hawlaha-guud-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/shirkii-marooko-ee-horumarinta-magaalooyinka-oo-uu-ka-hadley-wasiirka-hawlaha-guud-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"SHirkii Marooko ee horumarinta magaalooyinka oo uu ka hadley wasiirka Hawlaha guud ee soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya, Inj. Saalax Shiikh Cismaan ayaa ka Warbixiyey Safar uu ku tagay Magaalada Rabaad ee xarunta dalka Marooko, halkaasoo uu kaga qayb-galay shirka horumarinta Magaaleynta ee Qaaradda Afrika, kaasoo socday 11-12 Bishaan.<\/p>\n<p>Qabashada shirkan ayaa salka ku haysay, kaddib markii la ogaaday in 4-bilyan oo qof\u00a0 ay ku nool yiihiin Magaalooyinka Qaaradda, kuwaasoo u baahan in Magaalooyin cusub loo sameeyo, si ay ugu noolaadaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Howlaha Guud, Inj. Saalax Shiikh ayaa sheegey in shirka uu ka jeediyay khudbad uu kaga warxbiyay xaaladda shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhinaca Magaaleynta iyo Guriyeynta.<\/p>\n<p>\u201cSomalia muddo 25 sannadood ah ayay ku jirtay colaado, Waxaana hoos u dhacay dhinaca horumarinta Magaaleynta, Waayo shacabka inta badan waa barakacayaal, waxay u baahan yihiin in loo abuuri magaalooyin,\u201c ayuu yiri wasiirka hawlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Isagoo sii hadlaya ayuu Wasiirku mar kale yiri. \u201cDalka Waqtigaan Nabaddiisa wa la isku haleyn karaa, sidaa darteed waxaan dalalka Afrika iyo Waddamada kale ee Caalaamka ka codsannay inay Somalia ku sameeyaan dib u dhis si loo hormariyo loona abuuro Magaalooyin cusub.\u201c<\/p>\n<p>Dhanka kale, Wasiirka hawlaha guud Inj. Saalax Sheekh intii uu k sugnaa Marooko wuxuu kulan la yeeshey RW dalkaas, Maxamed\u00a0 Nabiil\u00a0 oo ahaa dalkii mar-tigeliyay shirkaas, waxayna isla soo qaadeen xaaladda Somalia iyo sidii Maroko ay uga qayb -qaadan lahayd dib u dhiska Soomaaliya.<\/p>\n<p>UGu dambeyn, Inj. Saalax Sheekh Cismaan sheegay in intii uu joogay Marooko uu kulammo la yeeshey Wasiirrada Hawlaha Guud ee dalal badan oo Afrika ah, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen; Aljeeriya, Tansaaniya, Koonfur\u00a0 Afrika, Falastiin, Tuniisiya, Masar, Angola, Burkino Faso, kuwaasoo uu sheegey inuu la galay heshiisyo iyo inay soo booqdaan dalka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28037\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28036\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28038\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya, Inj. Saalax Shiikh Cismaan ayaa ka Warbixiyey Safar uu ku tagay Magaalada Rabaad ee xarunta dalka Marooko, halkaasoo uu kaga qayb-galay shirka horumarinta Magaaleynta ee Qaaradda Afrika, kaasoo socday 11-12 Bishaan. Qabashada shirkan ayaa salka ku haysay, kaddib markii la ogaaday in 4-bilyan oo qof\u00a0 ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28049,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28047","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28047","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28047"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28048,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28047\/revisions\/28048"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28049"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}