{"id":28044,"date":"2016-05-17T20:04:44","date_gmt":"2016-05-17T17:04:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28044"},"modified":"2016-05-17T20:06:48","modified_gmt":"2016-05-17T17:06:48","slug":"bankiga-adduunka-iyo-maamulka-gobolka-banaadir-oo-kulan-yeeshey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/bankiga-adduunka-iyo-maamulka-gobolka-banaadir-oo-kulan-yeeshey\/","title":{"rendered":"Bankiga adduunka iyo maamulka gobolka banaadir oo kulan yeeshey."},"content":{"rendered":"<p>Saraakiil ka socday bangiga Adduunka oo Muqdisho soo gaaray, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Hawlaha Guud iyo Dib u dhiska Dowladda Somalia, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Xubno ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Ujeeddada kulanka, ayaa ahayd in laga Wada-hadlo sidii Hay&#8217;adaha Bangiga Adduunka ay Muqdisho uga fulin lahaayeen Mashaariic Dib u dhiska Dalka qayb ka ah, Sida Dhismaha Waddooyinka burbursan ee ku yaalla Muqdisho.<\/p>\n<p>Markii uu kulanku soo dhamaaday marka ayaa Waxaa Warbaahinta la Hadlay Afhayeenka Dowladda Hoose, C\/fataax Cumar Xalane wuxuuna yiri. \u201cWaxaan kawada hadalnay\u00a0 inuu ka fuliyo Bangiga Adduunku Muqdisho ka fuliyaan mashaariic lagu dhisayo Waddooyinka burbursan; sida tan Wadnaha,Warshadaha iyo kuwa kale oo dhex-mara. Waxaana meel isla dhignay in wadooyin dhowr ah la dhisi doono.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale, Afhayeenka ayaa Xusay inay Tusaale u tahay Waxqabadkooda Waddada aadda Dan-wadaagta ee la doonayo in loogu magacdaro Aasaasihii Ururkii SYL ee Dhallinyarada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Horay ayay hay\u2019ado ka socday dowladda Turkiga ay Muqdisho uga dhiseen 23-km oo laami ah, laakiin waxaa kuwo kale ku daray shacabka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya maamulka Dowladda Hoose ee Xamar.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28037\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/beco2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28036\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28038\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg\" alt=\"ttara\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ttara-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiil ka socday bangiga Adduunka oo Muqdisho soo gaaray, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Hawlaha Guud iyo Dib u dhiska Dowladda Somalia, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Xubno ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir. Ujeeddada kulanka, ayaa ahayd in laga Wada-hadlo sidii Hay&#8217;adaha Bangiga Adduunka ay Muqdisho uga fulin lahaayeen Mashaariic Dib u dhiska Dalka qayb ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28046,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28044","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28044","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28044"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28045,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28044\/revisions\/28045"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}