{"id":28021,"date":"2016-05-16T20:43:20","date_gmt":"2016-05-16T17:43:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28021"},"modified":"2016-05-16T20:44:30","modified_gmt":"2016-05-16T17:44:30","slug":"xasan-sheekh-qaadku-dhib-ayuu-ku-hayaa-dalkeena-iyo-bulshadeena-hase-yeeshee-kenya-talaabo-kama-qaadi-karo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/xasan-sheekh-qaadku-dhib-ayuu-ku-hayaa-dalkeena-iyo-bulshadeena-hase-yeeshee-kenya-talaabo-kama-qaadi-karo\/","title":{"rendered":"XASAN SHEEKH: Qaadku dhib ayuu ku hayaa dalkeena iyo bulshadeena hase yeeshee kenya talaabo kama qaadi karo."},"content":{"rendered":"<p>Somalia waxay lacag adag ku bixisaa ka Ganacsiga qaadka oo uga yimaada dalka Kenya, si ay Qaadka uga soo iibsato ayay ku bixisaa lacag kaash ah; waxaana ka faa\u2019iideysto dal kale oo il-dhaqaale ay u tahay lacagtaas.<\/p>\n<p>Waa dhibaatadda ugu weyn ee xagal-daacisay kobaca dhaqaalaha dalka waana taas sababta dadka ka fikira dhaqaalaha Somalia aysan u ogoleyn in Keyna lacag cadaan ah ay maalin kasta nooga qaadato caleen aan caafimaadka iyo bini\u2019aadamnimada qofka u wanaagsanay, dhowr mar ayaa laga hadlay mashaakilka, qofka, qoyska iyo qaranka uu ku hayo qaadka aan ku bixino lacagta adag ee kaashka ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dhibaatadda uu qaadka ku hayo umadda soomaaliyeed waxa uu sheegay in dhaqaalaha badan aan qaadka ku bixino uu u baahan yahay dalka in kastoo dadka ka ganacsada ay inta badan ka helaan noloshooda maalinlaha ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxeyne Xasan Sheekh mar uu sii hadlayay ayuu xusay inay wadaan qorshe dhaqaalahaasi dalka looga faa\u2019iideyn lahaa ama aan ku heli karno badal dhaqaale oo muuqda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Waa hubaal in dal dhaqaalihiisa siiya dal kale in uusan ahaan doonin dal dhaqaale ahaan kobca, haddii soomaaliya malaayiinta doolar ay ku soo iibsato caleenta cagaaran ee daraagiska ah side ayuu ku kobcayaa dhaqaalaha wadanka, muwaadiniinta qaad iibinta ku-howlanka waa in ay dhaqaalahaasi wadanka u soo celiyaan ama ay badal fiican u sameeyaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Somalia waxay lacag adag ku bixisaa ka Ganacsiga qaadka oo uga yimaada dalka Kenya, si ay Qaadka uga soo iibsato ayay ku bixisaa lacag kaash ah; waxaana ka faa\u2019iideysto dal kale oo il-dhaqaale ay u tahay lacagtaas. Waa dhibaatadda ugu weyn ee xagal-daacisay kobaca dhaqaalaha dalka waana taas sababta dadka ka fikira dhaqaalaha Somalia aysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28023,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28021","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28021","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28021"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28022,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28021\/revisions\/28022"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28023"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}