{"id":28006,"date":"2016-05-16T01:53:57","date_gmt":"2016-05-15T22:53:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28006"},"modified":"2016-05-16T01:55:42","modified_gmt":"2016-05-15T22:55:42","slug":"xasan-sheekh-iyo-labo-dhar-culimo-wata-oo-maanta-ubax-dhigey-taalada-syl","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/xasan-sheekh-iyo-labo-dhar-culimo-wata-oo-maanta-ubax-dhigey-taalada-syl\/","title":{"rendered":"Xasan SHeekh iyo labo dhar culimo wata oo maanta Ubax dhigey Taalada SYL."},"content":{"rendered":"<p>Sanad kasta Maanta oo kale, waxaa Soomaaliya laga xusaa Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed, Taasoo lagu Maamuuso Aasaaskii Ururkii SYL ee Gobonimo-doonka ahaa.<br \/>\nXafladda 15-ka May maalinta oo lagu qabtay dhismaha taallada SYL, waxaa ka qayb-galay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh, Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Somalia, dhallinyaro iyo dhinacyada kale ee bulshada rayidka ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa wuxuu ubax-dhigay Taallada SYL oo Astaan u ah 13-kii dhallinyaro ee Gobannimo-doonka ahaa. Khudbad uu xafladdaas ka jeediyay, ayuu ugu hambalyeeyay dhamaan dhallinyarada maanta; isagoo ugu baaqay inay dalkooda dhistaan.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waa Maalintiina idinka ayaa xooggii ah dhalinyarooy; waxaa la idinka rabaa inaad u istaagtaan dhismaha waddooyinka Muqdisho iyo Magaalooyinka kale ee waddanka, kuna bixiya waqtigiina dhismaha dalkiinna,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa Xarigga ka jaray waddooyin Laami la saaray oo Muqdisho ku yaalla, kuwaasoo ay ka mid yihiin; Waddada isku xirta is-goysyada Zoobe iyo kan Dan-wadaagta iyo tan isku xirta Sayidka iyo isgoyska Howlwadaag oo lagu dhisay Mashruuca dalkaada dhiso. isagoo xusay in haddii dadku ay wax isku darsadaan waddanka oo dhan la dhisi karo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Dhallinyadu waa xoog qarsoon iyo mid muuqda waana muhiim inay helaan Cid Dhiirri-gelisa, Waana hubaan in ay dalkooda iyo dadkooda Wanaag u horseed<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sanad kasta Maanta oo kale, waxaa Soomaaliya laga xusaa Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed, Taasoo lagu Maamuuso Aasaaskii Ururkii SYL ee Gobonimo-doonka ahaa. Xafladda 15-ka May maalinta oo lagu qabtay dhismaha taallada SYL, waxaa ka qayb-galay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh, Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Somalia, dhallinyaro iyo dhinacyada kale ee bulshada rayidka ah. Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28008,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28006","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28006"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28007,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28006\/revisions\/28007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28008"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}