{"id":27985,"date":"2016-05-14T17:36:14","date_gmt":"2016-05-14T14:36:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27985"},"modified":"2016-05-14T17:38:27","modified_gmt":"2016-05-14T14:38:27","slug":"guddi-loo-saarey-eedaha-ciidamada-sirdoonka-qaranka-oo-ay-ka-horyimaadeen-qaar-kamida-xildhibaanada-barlamaanka-federalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/guddi-loo-saarey-eedaha-ciidamada-sirdoonka-qaranka-oo-ay-ka-horyimaadeen-qaar-kamida-xildhibaanada-barlamaanka-federalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddi loo saarey eedaha ciidamada sirdoonka Qaranka oo ay ka horyimaadeen qaar kamida xildhibaanada Barlamaanka Federalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Xilligii Dowladdii Sh. Shariif Sheekh Axmed, ahna mudane ka tirsan baarlamaanka Somalia, C\/samad Macallin Maxamuud ayaa ka hadlay Guddi RW Soomaaliya uu u magacaabay dhawaan eedo loosoo jeediyay Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Somalia.<\/p>\n<p>Xildhibaan C\/samad ayaa sheegay in Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke uu ku qaldanaa inuu guddi u saaro eeda loo jeediyay Hay\u2019adda NISA.<\/p>\n<p>\u201cRa\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C\/rashiid Hay\u2019adda NISA asaga ayey hoostagtaa Hay\u2019addu waxaa ay leedahay Wasiir,Wasiir Kuxigeen iyo Taliye marka waxaa ay aheyd inuu u yeero oo weydiiyo waxa ka jira Eeda ee ma ahayn inuu Guddi u saaro Eeda loo jeediyay Hay\u2019adda Sirdoonka Soomaaliya\u201dayuu yiri Xildhibaan C\/samad.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, RW Sharmaarke ayaa markii ay soo baxday eeda NISA wuxuu magacaabay Guddi u badan Wasiiro oo Xaqiiqo raadin ah maalmo ka hore ayay aheyd markii wargeysa\u00a0 Washingtonpost lagu Daabacay eed loo jeediyay hay\u2019adda NISA taasi oo aheyd inay askar ka dhigato carruur.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Xilligii Dowladdii Sh. Shariif Sheekh Axmed, ahna mudane ka tirsan baarlamaanka Somalia, C\/samad Macallin Maxamuud ayaa ka hadlay Guddi RW Soomaaliya uu u magacaabay dhawaan eedo loosoo jeediyay Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Somalia. Xildhibaan C\/samad ayaa sheegay in Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke uu ku qaldanaa inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27987,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27985","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27985","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27985"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27986,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27985\/revisions\/27986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27987"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}