{"id":27979,"date":"2016-05-14T17:08:58","date_gmt":"2016-05-14T14:08:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27979"},"modified":"2016-05-14T17:12:03","modified_gmt":"2016-05-14T14:12:03","slug":"tababar-loo-furey-qaar-kamid-ah-shqaalaha-wasaarada-dastuurka-o-ay-qabatey-hayadda-eisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/tababar-loo-furey-qaar-kamid-ah-shqaalaha-wasaarada-dastuurka-o-ay-qabatey-hayadda-eisa\/","title":{"rendered":"Tababar loo furey qaar kamid ah shqaalaha wasaarada dastuurka o ay qabatey Hay&#8217;adda EISA."},"content":{"rendered":"<p>Tababar muddo saddex casho ah socon doona, ayaa Maanta waxaa Muqdisho looga furay shaqaalaha ka socda wasaarada Arrimaha dastuurka Somalia, Guddiga Madaxa-banaan ee dib u eegista Dastuurka qabyada ah ee Somalia iyo Shaqaalaha la shaqeeya Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Agaasimaha wasaarada Arrimaha dastuurka, Maxamed Abukar Zubeyr oo tababarka furay, ayaa xusay inuu ku saabsan yahay waxbarashada madaniga ah iyo ka qayb-galka bulshada ee Geeddi-socodka dib u eegista Dastuurka Somalia.<\/p>\n<p>Furitaanka tababarka, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa. agaasimaha EISA ee Somalia, Justin Doura Gore iyo xubno kale oo ay ka mid ahaayeen; Marei Laura iyo Funanani Nemaheni.<\/p>\n<p>Zubeyr ayaa ugu Horreyntii ugu Mahad-celiyay Hay\u2019adda EISA &#8211; sida ay Wasaaradda uga Caawineyso bixinta Tababarada, wuxuuna xusay in horay sidaan oo kale ay uga caawisay Tababarro badan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Agaasimaha ayaa ka hadlay in Muhiimada tababarkaan ay tahay in la Tababaro shaqaalaha maadaama dib u eegis lagu sameeyo Dastuurka Somalia si shaqaalahaas ay uga qayb-qaataan in shacabka Soomaaliyeed oo dhan ay wax badan ka ogaadaan dastuurkooda, wixii laga bedelay iyo inay fikirkooda kusoo dari karaan.<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa intaa ku daray in shaqaalaha tababarka loo furay oo gaaraya 40 qof aysan guud ahaan Soomaaliya gaarsiin karin, balse ay awood u leeyihiin inay dad kale Tababbaro siiyaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale, wuxuuu kula dardaarmay shaqaalaha tababarka qaadana inay siisaan ahmiyad weyn Tababarka si ay wax wanaagsan uga bartaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Hay\u2019adda ISA (Electarol Institute for sustainable democracy in Africa) ayaa Tababaraysa Shaqaalaha la shaqeeya Qaybaha Dastuurka dalka, isagoo tababarkan uu qayb ka noqonayo Tababarro is-daba-joog ahaa oo la xariira Arrimaha Dastuurka, Maadaama la doonayo in Dastuurka Soomaaliya wax badan laga bedelo.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababar muddo saddex casho ah socon doona, ayaa Maanta waxaa Muqdisho looga furay shaqaalaha ka socda wasaarada Arrimaha dastuurka Somalia, Guddiga Madaxa-banaan ee dib u eegista Dastuurka qabyada ah ee Somalia iyo Shaqaalaha la shaqeeya Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka. Agaasimaha wasaarada Arrimaha dastuurka, Maxamed Abukar Zubeyr oo tababarka furay, ayaa xusay inuu ku saabsan yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27981,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27979","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27979"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27980,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27979\/revisions\/27980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27981"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}