{"id":27976,"date":"2016-05-14T16:50:58","date_gmt":"2016-05-14T13:50:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27976"},"modified":"2016-05-14T16:52:55","modified_gmt":"2016-05-14T13:52:55","slug":"shhoose-oo-ay-ciidamada-huwantu-ka-geysteen-duqeyn-laguna-diley-saraakiil-al-shabaab-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/shhoose-oo-ay-ciidamada-huwantu-ka-geysteen-duqeyn-laguna-diley-saraakiil-al-shabaab-ah\/","title":{"rendered":"SH\/hoose oo ay ciidamada huwantu ka geysteen duqeyn laguna diley saraakiil AL-shabaab ah."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan Shan ruux oo xoogagga Al-shabaab ka mid ah, ayaa la sheegay in lagu dilay duqeyn ay diyaarado Helicopter-ro ah\u00a0ka geysteen Deegaanka Furuqley oo qiyaastii 25-km dhinaca Waqooyi kaga beegan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose.<\/p>\n<p>Duqeyntaan oo dhacday shalay oo Jimco ahayd, ayaa lagu beegsaday Goob ay qaar ka mid ah xoogagga Al-shabaab ku qaadayeen Zako, waxaana Saraakiil sare oo ka tirsan dowladda Somalia ay sheegeen in duqeyntu ay ahayd mid qorsheysan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wararka ayaa intaas ku daraya in Diyaaradaha duqeynta geystay laga leeyahay Mareykanka, inkastoo Xukuuumadda Washington aanay wali ka hadlin duqeyntaan, balse ilo wareedyo ka tirsan Pentagon-ka ayaa sheegay in duqeyntan ay iyagu ka dambeeyeen.<\/p>\n<p>Dhanka kale, duqeyn noocan oo kale ah, ayay diyaarado kuwa qummaatiga u kaca ah waxay ka geysteen Khamiistii lasoo dhaafay deegaanka Sabiid oo isna ka mid ah deegaanada ku dhow degmada Afgooye, gaar ahaan goob ay ku sugnayeen xoogag ka trirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Xarakada Al-shabaab ayaan weli ka hadlin duqeyntan la sheegay in xooagag ka mid ah kuwooda lagu dilay, iyadoo duqeymo dhawr ah oo horay xarumo ay Al-shabaab ku leeyihiin gudaha Somalia lagu dilay saraakiil iyo ciidammo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Duqeymaha nooocan oo kale ah ayay ciidamada Mareykanka iyo kuwa DF Somalia waxay dhawaanahan ka geysanayeen deegaanno xoogag ka tirsan Al-shabaab ay kaga sugan yihiin Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan Shan ruux oo xoogagga Al-shabaab ka mid ah, ayaa la sheegay in lagu dilay duqeyn ay diyaarado Helicopter-ro ah\u00a0ka geysteen Deegaanka Furuqley oo qiyaastii 25-km dhinaca Waqooyi kaga beegan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose. Duqeyntaan oo dhacday shalay oo Jimco ahayd, ayaa lagu beegsaday Goob ay qaar ka mid ah xoogagga Al-shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27978,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27976","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27976","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27976"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27976\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27977,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27976\/revisions\/27977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27978"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}