{"id":27973,"date":"2016-05-13T21:10:47","date_gmt":"2016-05-13T18:10:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27973"},"modified":"2016-05-13T21:12:31","modified_gmt":"2016-05-13T18:12:31","slug":"faahfaahin-khasaarihii-ka-dhashay-dagaal-ka-dhacay-maanta-deegaan-ku-dhaw-buulo-burte","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/faahfaahin-khasaarihii-ka-dhashay-dagaal-ka-dhacay-maanta-deegaan-ku-dhaw-buulo-burte\/","title":{"rendered":"FAAHFAAHIN: Khasaarihii ka dhashay dagaal ka dhacay Maanta deegaan ku dhaw BUULO-BURTE\/\/"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dagaal xoog leh oo deegaan hoos-taga degmada Buula-burte ku dhex-maray ciidamada DF Somalia, AMISOM iyo Xoogagga Al-shabaab.<\/p>\n<p>Xiriir aan la sameynay ilo wareediyo kala duwan oo ku sugan degmada Buula-burte, ayaa inoo sheegay in lix ruux ay ku dhinteen dagaalka kaddib markii Al-shabaab ay Weerar ku qaadeen gaari qaad u siday degmada oo ay toogasho ku dileen darwalkii wadday.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa Hawl-galka Midowga Afrika AMISOM oo Markii dambe gaaray goobta lagu weeraray baabuurka, ayaa dagaal culus la galay xoogag ka tirsan Al-shabaab waxaana goobta ku geeriyooday illaa shan ruux oo afar ka mid ah la sheegay in ay ka tirsanaayeen Al-shabaab.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaa ku darraya in ay jiraan gadiid la kala qabsaday, inkastoo illaa iyo hadda aysan dhameystirneyn xogta arintaa ku saabsan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Marar badan oo aan isku deynay inaan khadka teleefanka ku helno xubno ka tirsan Mas&#8217;uuliyiinta Maamulka degmada nooma suurtagalin, madaama sidda la sheegay ay mashquul ku ahaayeen arrimaha la xiriira dagaalka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dagaal xoog leh oo deegaan hoos-taga degmada Buula-burte ku dhex-maray ciidamada DF Somalia, AMISOM iyo Xoogagga Al-shabaab. Xiriir aan la sameynay ilo wareediyo kala duwan oo ku sugan degmada Buula-burte, ayaa inoo sheegay in lix ruux ay ku dhinteen dagaalka kaddib markii Al-shabaab ay Weerar ku qaadeen gaari qaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27975,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27973","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27973","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27973"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27973\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27974,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27973\/revisions\/27974"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}