{"id":27970,"date":"2016-05-13T20:03:41","date_gmt":"2016-05-13T17:03:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27970"},"modified":"2016-05-13T20:06:05","modified_gmt":"2016-05-13T17:06:05","slug":"sawiro-muqdisho-oo-maanta-looga-dhawaaqay-urur-dhallinyaro-oo-lagu-magac-daray-cya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/sawiro-muqdisho-oo-maanta-looga-dhawaaqay-urur-dhallinyaro-oo-lagu-magac-daray-cya\/","title":{"rendered":"SAWIRO: Muqdisho oo Maanta looga Dhawaaqay Urur Dhallinyaro oo lagu Magac-daray &#8211; CYA\/\/"},"content":{"rendered":"<p>Munaasabad lagu qabtay Muqdisho ayaa looga dhawaaqay Maanta Ururka Dhalliyarada Coomaad (Comad Youth\u00a0Association) CYA, Waxaana goob-joog ka ahaa xafladda, Siyaasiyiin, Ganacsato, Haween, Aqoon-yahano, Dhallinyaro, Wax-garada, Qaybaha Bulshada, Mas\u2019uuliyiinta Ururrada dhallinyarada iyo Marti-sharaf kale.<\/p>\n<p>Intii Munaasabaddu billaaban &#8211; ayaa waxaa Tartan loo galay Hoggaanka Ururka, Waxaana Xilka Guddoomiyaha ku Tatamay; Laba Murashax oo kala ahaa; Maxamed Axmed Gobey iyo Faarax Maxamuud Xiirane, iyadoo doorashadaas uu ku guuleystay, Maxamed Axmed Gobey kaddib markuu ka adkaaday musharaxii la tartamayay ee Faarax Maxamuud codad dheeraad ah, waxaana goobta ka dhacay is-gacan-qaad iyo soo dhaweynta guddoomiyaha cusub ee ururkan dhallinyaro.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha la doortay, Maxamed Axmed Gobey ayaa sheegey in ururku wax ka qaban doono sidii uu Dhallinyarada Soomaaliyeed ugu jiheyn lahaa Waxbarashada, Caafimaadka, Adeegayada Bulshada, gaar ahaan Gobolka Hiiraan, Wuxuuna ku boorriyay Dhallinyarada Soomaaliyeed inay Wax-qabsadaan oo aysan u indho-taagin gacan shisheeye.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Xubnihi Munaasabada ka hadlay; Waxaa ka mid ahaa Odoyaasha Dhaqanka oo xusay inay si weyn u soo dhaweynyaan ururka dhallinyarada dhaliyarada Coomaad; iyagoo ku boorriyeen mas\u2019uuliyiinta ururka inay xoogga saaraan Baahida Bulshadooda gaar ahaan Adeegyada aasaasiga ah Maadaama Adeegyadaas ay xilligaan lagu jiro yihiin kuwo gaabis ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Waxaa iyaguna xafladda ka hadlay dhallinyaradii ka qayb-gashay Qaarkood oo sheegay inay aad ugu faraxsasn yihiin dhismaha Ururkaan Dhallinyaro, iyagoo Xubnaha Ururka CYA uga digay in ururka laga dareemo Nin Jacleysi\u00a0 iyo kala-qoqob, Waxayna soo jeediyeen inay daraasad ku sameeyaan baahida ay Bulshadu Qabto xil<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad lagu qabtay Muqdisho ayaa looga dhawaaqay Maanta Ururka Dhalliyarada Coomaad (Comad Youth\u00a0Association) CYA, Waxaana goob-joog ka ahaa xafladda, Siyaasiyiin, Ganacsato, Haween, Aqoon-yahano, Dhallinyaro, Wax-garada, Qaybaha Bulshada, Mas\u2019uuliyiinta Ururrada dhallinyarada iyo Marti-sharaf kale. Intii Munaasabaddu billaaban &#8211; ayaa waxaa Tartan loo galay Hoggaanka Ururka, Waxaana Xilka Guddoomiyaha ku Tatamay; Laba Murashax oo kala ahaa; Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27972,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27970","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27970","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27970"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27970\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27971,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27970\/revisions\/27971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27972"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27970"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27970"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27970"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}