{"id":27946,"date":"2016-05-12T17:11:46","date_gmt":"2016-05-12T14:11:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27946"},"modified":"2016-05-12T17:13:46","modified_gmt":"2016-05-12T14:13:46","slug":"yoweri-k-museveni-oo-loo-dhaarinayo-markii-shanaad-xilka-madaxnimo-ee-waddanka-uganda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/yoweri-k-museveni-oo-loo-dhaarinayo-markii-shanaad-xilka-madaxnimo-ee-waddanka-uganda\/","title":{"rendered":"Yoweri K. Museveni oo loo Dhaarinayo Markii Shanaad Xilka Madaxnimo ee Waddanka Uganda\/\/"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa waxaa maanta lagu wadaa in loo dhaariyo xafiiska shaqada markii 5-aad\u00a0 iyada oo doorashadii bishii Feberaayo ee Sannadaan dalkaasi ka dhacday la sheegay inuu ku guuleystay 60% codadkii la dhiibtay.<\/p>\n<p>Xafladda caleemo saarka ayaa waxaa lagu qabanaya garoon ay leeyihiin Ciidanka Cirka oo ku yaala dulleedka Magaalada Kampala, waxaana si wayn loo adkeeyay Ammaanka Guud ee Caasimadda Uganda.<\/p>\n<p>Hoggaamiyeyaasha Gobolka iyo kuwa caalamka ayaa qaarkood ka Qayb-galaya Xafladda lagu caleemo saaraayo Madaxweynaha waxaana ka mid ah Mas&#8217;uuliyiinta ka Qayb-galaya madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madax-weynaha dalka Ruushka Vladimir Putin.<\/p>\n<p>Dhanka kale, ciidamada dowladda Uganda ayaa waxay Arbacadi magaalada Kampala ku xireen hoggaamiyihii mucaaradka Kizza Besigye iyada oo uu sheegtay inuu yahay madax-weynaha xaqqa ah ee la doortay.<\/p>\n<p>Madaxtooyada ayaa Kizza Besigye ku soo casuumtay inuu kasoo qayb-galo munaasabadda uu markii shanaad uu xafiiska shaqada kula wareegayo hoggaamiyaha Uganda wuxuuse u muuqdaa inaanu imaan doonin.<\/p>\n<p>Ciidamada Uganda ayaa waxay maanta adkeeyeen ammaanka xarunta Uganda waxayna xireen wadooyinka waawayn. Dadka reer Uganda waxay maanta u tahay maalin fasax ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Xukuumadda Kampala, ayaa xanibaado ku soo rogtay baraha ay bulshada ku wada xiriirto illaa iyo inta laga soo gaba-gabeynayo xafladda dhaarinta ee madaxweyne Yoweri Museveni.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa waxaa maanta lagu wadaa in loo dhaariyo xafiiska shaqada markii 5-aad\u00a0 iyada oo doorashadii bishii Feberaayo ee Sannadaan dalkaasi ka dhacday la sheegay inuu ku guuleystay 60% codadkii la dhiibtay. Xafladda caleemo saarka ayaa waxaa lagu qabanaya garoon ay leeyihiin Ciidanka Cirka oo ku yaala dulleedka Magaalada Kampala, waxaana si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27948,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27946"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27947,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27946\/revisions\/27947"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}