{"id":27943,"date":"2016-05-12T17:01:43","date_gmt":"2016-05-12T14:01:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27943"},"modified":"2016-05-12T17:03:20","modified_gmt":"2016-05-12T14:03:20","slug":"maamulka-balad-xaawo-oo-sheegay-in-ay-heleen-hub-iyo-waxyaabaha-qarxa-oo-lagu-aasay-guri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/maamulka-balad-xaawo-oo-sheegay-in-ay-heleen-hub-iyo-waxyaabaha-qarxa-oo-lagu-aasay-guri\/","title":{"rendered":"Maamulka Balad-xaawo oo sheegay in ay heleen Hub iyo Waxyaabaha Qarxa oo lagu Aasay Guri\/\/"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka degmada Balad-xaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen hub iyo qaraxyo laga soo qabtay magaalada.<\/p>\n<p>Laamaha Amniga Degmadaas ayaa tilmaamay inay Hawl-gal ay fuliyeen ay kusoo qabteen hub iyo walxaha qarxe oo lagu aasay qol dhexdiisa.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka degmadaas Bile Huufood Ibrahim oo la hadlay warbaahinta ayaa uga warramay howl-galkan ay fuliyeen iyo sida ay kusoo heleen hubkan &amp; walxaha qarxa.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guriga ayaa sida uu tilmaamay waxa iska leh nin horay uga tirsanaa al-Shabab kaas oo xabado ay isku fureen laba kamid ah ilaalada degmada oo sababtay isaga iyo mid ilaalada kamid ah inay dhaawacmaan.<\/p>\n<p>Markaas kadib ayuu tilmaamay inay baaritaan ku sameeyeen -guntiina uu u sheegay in uu duleedka magaalada degan yahay: gurigiisana ay hub iyo walxaha qarxa ku duugan yihiin.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka degmada Balad-xaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen hub iyo qaraxyo laga soo qabtay magaalada. Laamaha Amniga Degmadaas ayaa tilmaamay inay Hawl-gal ay fuliyeen ay kusoo qabteen hub iyo walxaha qarxe oo lagu aasay qol dhexdiisa. Guddoomiye ku-xigeenka degmadaas Bile Huufood Ibrahim oo la hadlay warbaahinta ayaa uga warramay howl-galkan ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27945,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27943","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27943","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27943"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27944,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27943\/revisions\/27944"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27945"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}