{"id":27914,"date":"2016-05-10T19:39:15","date_gmt":"2016-05-10T16:39:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27914"},"modified":"2016-05-10T19:41:58","modified_gmt":"2016-05-10T16:41:58","slug":"wasaarada-shaqada-oo-sheegtay-inay-kumanaan-shaqaale-soomaaliyeed-ah-geynayso-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/wasaarada-shaqada-oo-sheegtay-inay-kumanaan-shaqaale-soomaaliyeed-ah-geynayso-sacuudiga\/","title":{"rendered":"Wasaarada Shaqada oo sheegtay inay kumanaan Shaqaale Soomaaliyeed ah geynayso Sacuudiga\/\/"},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo dhawaan Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh iyo mas\u2019uuliyiin Dowladda Saudi Arabia ka tirsan, ay horay uga hadleen barnaamijkaan ku aaddan shaqaalaha Soomaaliyeed ee loo qaadayo Sacuudiga, ayay Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Soomaaliya, waxay maanta sheegtay in 2,000 oo shaqaale Soomaaliyeed ah ay bishan May gudaheeda u qaadayso dalka Sucuudiga.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka wasaarada Shaqada Somalia, Cismaan Libaax Ibraahim oo shir jaraa\u2019id Maanta ku qabtay Muqdisho, ayaa Sheegay in Dalka Sacuudiga Bishaan loo qaadayo 2,000 oo shaqaale Soomaaliyeed ah, kuwaasoo isugu jira Rag iyo Dumar.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Cismaan Libaax ayaa xusay in Shaqaalaha la qaadayo ay yihiin kuwo isugu jiri doona; Xoogsato, Injineerro, darawallo, kal-kaaliyeyaal iyo xirfadlayaal kale, kuwaasoo ka imaan doona shirkadaha bixiya shaqooyinka, halka kuwa kalana ay yihiin xoogsato.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Wasiir ku xigeenka Shaqada, ayaa wax laga weydiiyay waxa uga Qorsheysan Dowladda Somalia Muwaaddiniinta Soomaaliyeed ee sharci la\u2019aanta ku joogta dalka Saudi Arabia, wuxuuna kaga jawaabay inay wadaan qorshe\u00a0dadkaas ay ugu mid noqon lahaayeen shaqaalaha sharciyeysan ee Sucuudiga ka shaqeyn doona, isagoo intaas ku daray in Sannad walba Sucuudiga loo qaadi doono 50,000 oo shaqaale Soomaaliyeed ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Tani waxay imaanaysaa xilli Muwaaddiniin aan tiro yareen, ay shaqo la&#8217;aan ku haysato Somalia, waana tallaabo saameyn wanaagsan iyo mid xunba ay ka dhalan karto, haddii dadka shaqaalenimo loogu qaado dal aanan ahayn kooda , iyadoo mararka qaarna ay dhacdo in si khasab ah loo soo tarxiilo.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo dhawaan Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh iyo mas\u2019uuliyiin Dowladda Saudi Arabia ka tirsan, ay horay uga hadleen barnaamijkaan ku aaddan shaqaalaha Soomaaliyeed ee loo qaadayo Sacuudiga, ayay Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Soomaaliya, waxay maanta sheegtay in 2,000 oo shaqaale Soomaaliyeed ah ay bishan May gudaheeda u qaadayso dalka Sucuudiga. Wasiir ku xigeenka wasaarada Shaqada Somalia, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27916,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27914","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27914","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27914"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27914\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27915,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27914\/revisions\/27915"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27916"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}