{"id":27912,"date":"2016-05-10T19:31:18","date_gmt":"2016-05-10T16:31:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27912"},"modified":"2016-05-10T22:13:39","modified_gmt":"2016-05-10T19:13:39","slug":"col-xasan-shuute-waxaa-gacanta-noogu-jira-12-askari-oo-ku-lug-yeeshay-dagaallo-beeleed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/col-xasan-shuute-waxaa-gacanta-noogu-jira-12-askari-oo-ku-lug-yeeshay-dagaallo-beeleed\/","title":{"rendered":"COL. XASAN SHUUTE: Waxaa gacanta noogu jira 12 askari oo ku lug yeeshay Dagaallo Beeleed\/\/"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Somalia, Col. Xasan Cali Nuur [Shuute], ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Dagaallada kusoo noq-noqday Gobolka Shabeellada Hoose ee salka ku haya Beelaha iyo Qorshaha uga degsan xal-u-helidda colaadaha Gobalkaas kusoo laalaabtay.<\/p>\n<p>Col. Shuute ayaa sheegay in 12-askar oo loo haystao inay isbaarooyin dhigteen gobalka iyo kuwo ka qayb-qaatay dagaallada Gobalkaas ka socda ee habka beeleed u Abaabulan &#8211; lasoo geliyay gacanta Maxkamadda Dacwaddoodana ay ka gaarayaan go\u2019aan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiyaha Maxkamada ciidanka ayaa xusay in laamaha amniga Dowladda Soomaaliya looga baahan yahay inay kusoo war-galiyaan ciidanka Dowladda ka tirsan ama Malleeshiyaadka dharka Dowladda xiran ee ka Qayb-qaata dagaallada Gobalka Shabeelada Hoose.<\/p>\n<p>Guddoomiye Shuute, ayaa la weydiiyay su&#8217;aal ahayd waxa ka hor-taagan inay Maxkamadu ka Hawl-gasho Deegaannada Maamul-goboleedyada; Puntland, Jubbaland iyo Galmudug? wuxuuna kaga Jawaabay.<\/p>\n<p>\u201cHadda, waxaa socda qorshe hawlaha Maxkamadda Ciidamada loo gaarsiin lahaa dhamaan Deegaannada maamul-goboledyada Dalka, laakiin haatan waxaa jirta wada-shaqeyn nagala dhexeysa Maxakamadaha maamul-goboleedyada Soomaaliya ka jira.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Col. Shuute ayaa ka hadlay dilalka ay fuliyaan xubnaha Al-shabaab ka tirsan iyo Askarta, isagoo xusay in Dhammaan ay helaan Cadaalad, Wuxuuna arrin aan Suuro-gal ahayn ku tilmaamay in qof aan dambi lagu helin la toogto oo lagu badalo dad maxkamaddu ay dambiyadii lagu soo eedeeyay oo dil uu u weyn yahay lagu helay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Somalia, Col. Xasan Cali Nuur [Shuute], ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Dagaallada kusoo noq-noqday Gobolka Shabeellada Hoose ee salka ku haya Beelaha iyo Qorshaha uga degsan xal-u-helidda colaadaha Gobalkaas kusoo laalaabtay. Col. Shuute ayaa sheegay in 12-askar oo loo haystao inay isbaarooyin dhigteen gobalka iyo kuwo ka qayb-qaatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27934,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27912","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27912","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27912"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27912\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27913,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27912\/revisions\/27913"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27934"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}