{"id":27909,"date":"2016-05-10T19:12:33","date_gmt":"2016-05-10T16:12:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27909"},"modified":"2016-05-10T19:14:23","modified_gmt":"2016-05-10T16:14:23","slug":"guddoomiyaha-cusub-ee-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-xilka-la-wareegay-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/guddoomiyaha-cusub-ee-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-xilka-la-wareegay-maanta\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Cusub ee Maxkamadda Sare ee Dalka oo Xilka la Wareegay Maanta\/\/"},"content":{"rendered":"<p>Munaasabad uu xilka kula Wareegayay Guddoomiyaha Cusub Maxkamada Sare ee Dalka, Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa Maanta lagu qabtay Muqdisho, taasoo ay ka qayb-galeen Madax uu ka mid ahaa; RW ku xigeenka XF Somalia, Maxamed Cumar Carte.<\/p>\n<p>Xafladdaan oo ka dhacday Xarunta Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa waxaa kaloo ka ahaa Goob-joog Wasiirro, Xildhibaanno, Saraakiil iyo Hawl-wadeennada Garsoorka, Waxaana halkaasi khudbad ka jeediyay RW ku xigeenka Somalia oo ku tilmaamay isbeddelkan mid dhanka garsoorka dalka u ah Taariikhi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan halkan uga mahad-celinayaa Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee dalka, Avv. Caydiid C\/llaahi Ilka-xanaf oo uu ku tilmaamay tiir ka mid ah Tiirarka ugu Waaweyn garsoorka dalka, maadaama uu kasoo shaqeynayay ku dhawaad illaa 60-sanadood hawlaha Garsoorka Waddanka, Maantana uu ku baneeyay Kursiga si Sharaf leh oo ay Waddaniyadi ku dheehan tahay,\u201d ayuu yiri Carte.<\/p>\n<p>Sidoo kale, RW ku xigeenku ayaa ku boorriyay Guddoomiyaha cusub iyo dhamaan Hawl-wadeennada Garsoorka dalka inay la yimaadaan, hufnaan, Daacadnimo iyo is-bedel cusub, si hawlaha garsoorka dalka loo xoojiyo.<\/p>\n<p>\u201cDadweynaha Soomaaliyeed, waxay idinka sugayaan Garsoor Cadaalad ku dhisan, sinnaan iyo ALLE ka cabsina uu ku jiro, Waana in aad wax ka qabataan Tabashada Dadweynaha ee dhanka Garsoorka ah, waxaana loo baahan yahay in si dhab ah loo oogo dacwadaha oo aan cidna la dulmin,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray Maxamed Carte.<\/p>\n<p>RW ku xigeenka Somalia, ayaa dhanka kale ka Qayb-galay xaflad kale oo ay Xilalka kula kala wareegayeen wasiirkii cusub ee boostada iyo isgaarsiinta Xukuumadda FS Maxamed Jaamac Mursal [Geelle] iyo Wasiirkii hore ee Boostada Somalia, Guuleed Xuseen Qaasim.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa halkaan 35-sanno ka hor oolli jiray Sanduuqyo, maantana waxaa la marayaa Viber Optic in laga hir-geliyo xafiisyada Dowladda Somalia oo dhan, waana horumar wanaagsan oo ku yimid dhanka tiknolojiyada iyo isgaarsiinta casriga, Wasaaradda boostadana waan ku amaanayaa dadaalkeeda,\u201d ayuu hadalkiisa kusoo xiray\u00a0 Carte.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad uu xilka kula Wareegayay Guddoomiyaha Cusub Maxkamada Sare ee Dalka, Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa Maanta lagu qabtay Muqdisho, taasoo ay ka qayb-galeen Madax uu ka mid ahaa; RW ku xigeenka XF Somalia, Maxamed Cumar Carte. Xafladdaan oo ka dhacday Xarunta Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa waxaa kaloo ka ahaa Goob-joog Wasiirro, Xildhibaanno, Saraakiil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27911,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27909","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27909","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27909"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27909\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27910,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27909\/revisions\/27910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27911"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27909"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27909"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27909"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}