{"id":27887,"date":"2016-05-08T21:37:22","date_gmt":"2016-05-08T18:37:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27887"},"modified":"2016-05-08T21:39:43","modified_gmt":"2016-05-08T18:39:43","slug":"madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-digniin-u-diray-maleeshiyaadka-dhigta-is-baarooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-digniin-u-diray-maleeshiyaadka-dhigta-is-baarooyinka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo digniin u diray maleeshiyaadka dhigta Is-baarooyinka &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug kula hadlay Qaybaha bulshada, ayaa soo Hadal-qaaday dhibaatada kooxaha dhigta is-baarooyinka dhigta deegaanada Galmudug ay dadka iyo nolosha bulshadaba ku hayaan.<\/p>\n<p>C\/kariin Guuleed, ayaa sheegay inay la dagaallami doonaan kooxaha Isbaarooyinka dhigta, kuwaasoo uu sheegay inay yihiin kuwo sharci-darro oo aan habboonayn dadka lagu dhibo, isla markaana waana dhaqan laga wanaagsan yahay ayuu yiri Guuleed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweyne maamulka Galmudug, C\/kariin Xuseen Guuleed ayaa intaa ku daray in horumarka magaalooyin badan oo ku yaalla Galmudug ay dib u dhigeen isbaarooyinka, isla markaana aan la aqbali karin tallaabadas.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Madaxweynaha Galmudug wuxuu xusay in malleeshiyaadka laga qaado is-baarooyinka lagu biirin doono ciidamada qalabka sida ee Galmudug si ay ugu shaqeeyaan shacabka Galmudug.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Maamulka Galmudug ayaa maalmihii lasoo dhaafay, wuxuu Dagaal kula jiray kooxaha dhigtay isbaarooyinka, waxaana maamulka uu qaaday dhawr jidgooyo oo yaallay waddada isku-xirta Magaalooyinka Cadaado illaa Gaalkacyo.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug kula hadlay Qaybaha bulshada, ayaa soo Hadal-qaaday dhibaatada kooxaha dhigta is-baarooyinka dhigta deegaanada Galmudug ay dadka iyo nolosha bulshadaba ku hayaan. C\/kariin Guuleed, ayaa sheegay inay la dagaallami doonaan kooxaha Isbaarooyinka dhigta, kuwaasoo uu sheegay inay yihiin kuwo sharci-darro oo aan habboonayn dadka lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27889,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27887","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27887"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27888,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27887\/revisions\/27888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27889"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}