{"id":27884,"date":"2016-05-08T21:25:13","date_gmt":"2016-05-08T18:25:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27884"},"modified":"2016-05-08T21:26:54","modified_gmt":"2016-05-08T18:26:54","slug":"col-ankunda-ma-jiro-qorshe-looga-saarayo-somalia-ciidamada-uganda-ee-ka-tirsan-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/col-ankunda-ma-jiro-qorshe-looga-saarayo-somalia-ciidamada-uganda-ee-ka-tirsan-amisom\/","title":{"rendered":"COL. ANKUNDA: Ma jiro Qorshe looga saarayo Somalia Ciidamada Uganda ee ka tirsan AMISOM &#8211;"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadda Uganda ayaa sheegtay inay ciidamadooda ka qaybta AMISOM ay sii joogi doonaan Somalia, isla markaana aanu jirin xilligaan qorshe la doonayo in looga saaro Soomaaliya.<\/p>\n<p>Afhayeenka Ciidanka Uganda, Col. Paddy Ankunda ayaa sheegay in Xilliga la joogo uusan jirin qorshe cad oo dowladdiisa uga dagsan inay ciidankeeda ka saarto Dalka Somalia, ayna joogi doonaan.<\/p>\n<p>\u201cWarbaahinta ayaa baahisay inay iga xigteen inaan ciidamadeenna kala baxayno Somalia, balse anigu sidaas hadalka uma dhihin,\u201d ayuu yiri Ankunda oo intaas ku daray in Uganda ay dib u eegis ku sameyneyso ciidamadeeda ku sugan Somalia iyo Jamhuuriyada Afrikada Dhexe.<\/p>\n<p>Sidoo kale, dhawaan ayay ahayd markii waraabinta caalamka qaarkeed sida BBC-da ay baahiyeen in Uganda ay ka fikirayso sidii ay u soo gaba-gabeyn lahayd hawl-galka ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya iyo Waddanka Bartamaha Afrika.<\/p>\n<p>\u201cWaa dhab in Uganda ay dib u eegis ku sameynayso ciidamadeeda, balse ma jiro go\u2019aan cad oo tibaaxaya inaan ciidamadeenna laga saarayo Somalia,\u201d ayuu Paddy Ankuna mar kale yiri.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Saraakiil ka tirsan Xukuumadda Uganda ayaa BBC-da u sheegay in Museveni uu ka fikirayo sidii uu hawl-gallada ciidamada Uganda ee Somalia iyo Afrikada Dhexe loosoo gaba-gabeyn lahaa.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, dalka Uganda ayaa waxaa Somalia 6,000 oo askari oo AMISOM ka mid ah, iyadoo ciidamada Uganda ay ahaayeen kuwii ugu horreeyay oo Somalia la keeno sannadkii 2007-dii.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Uganda ayaa sheegtay inay ciidamadooda ka qaybta AMISOM ay sii joogi doonaan Somalia, isla markaana aanu jirin xilligaan qorshe la doonayo in looga saaro Soomaaliya. Afhayeenka Ciidanka Uganda, Col. Paddy Ankunda ayaa sheegay in Xilliga la joogo uusan jirin qorshe cad oo dowladdiisa uga dagsan inay ciidankeeda ka saarto Dalka Somalia, ayna joogi doonaan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27886,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27884","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27884"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27885,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27884\/revisions\/27885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27886"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}