{"id":27872,"date":"2016-05-08T01:22:34","date_gmt":"2016-05-07T22:22:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27872"},"modified":"2016-05-08T01:24:21","modified_gmt":"2016-05-07T22:24:21","slug":"ceydiid-ilka-xanaf-oo-tanaasuley-sheegeyna-in-aanu-dooneyn-rabitaankiisu-in-uu-sabab-u-noqdo-bur-burka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/ceydiid-ilka-xanaf-oo-tanaasuley-sheegeyna-in-aanu-dooneyn-rabitaankiisu-in-uu-sabab-u-noqdo-bur-burka-dalka\/","title":{"rendered":"Ceydiid Ilka-xanaf oo tanaasuley sheegeyna in aanu dooneyn rabitaankiisu in uu sabab u noqdo bur burka dalka."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee Maxkamada Sare ee dalka, Ceydiid C\/llaahi Ilka-Xanaf oo shir jaraa\u2019id xalay ku qabtay Madaxtooyada Somalia, ayaa sheegay inuusan doonayn in dartiisu uu dalku qalalaaso siyaasadeed iyo mid dastuur u galo.<\/p>\n<p>Avv. Ilka-Xanaf ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo xil ka qaadista Madaxweynaha, isla markaana uu diyaar u yahay inuu shaqada ka tago oo uu ka fariisto, maadaama muddo 60-sano ku dhaw uu dalka u soo shaqeynayay.<\/p>\n<p>\u201cWadanku sharci ayuu leeyahay &#8211; waa dhab, wixii sharciga yahay waa sidiisii, wax xaaraan ah anigu ma xalaaleynayo, haddaan danta dalka iyo tan shacabka eegana ma doonayo inaan dhibaateeyo, wax aniga igu saabsan dalkeennu bur-bur uma geli doono, shaqo aan jecleysa-nayo Dalka dhibaato ugama imaanayso, mana jeceli inay ku yimaadaan Waddanku khilaaf siyaasadeed iyo mid dastuur,\u201d ayuu yiri Ilka-Xanaf.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa xusay in markii uu dalka dib ugu soo laabanayay 1994-kii ujeeddadiisu ay ahayd in minidmada dalka la xoojiyo, wixii markaas ka dambeeyayna uu qabtay xilal kala duwan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Avv. Caydiid Ilka-xanaf ayaa 04-tii bishan May waxaa xilka si rasmi ah uga qaaday madaxweynaha Somalia, Xasan Shiikh Maxamuud, iyadoo xilkaas loo magacaabay loona dhaariyay Dr. Ibaarhim Iidle Suleymaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee Maxkamada Sare ee dalka, Ceydiid C\/llaahi Ilka-Xanaf oo shir jaraa\u2019id xalay ku qabtay Madaxtooyada Somalia, ayaa sheegay inuusan doonayn in dartiisu uu dalku qalalaaso siyaasadeed iyo mid dastuur u galo. Avv. Ilka-Xanaf ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo xil ka qaadista Madaxweynaha, isla markaana uu diyaar u yahay inuu shaqada ka tago oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27874,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27872","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27872","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27872"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27872\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27873,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27872\/revisions\/27873"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27874"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27872"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27872"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27872"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}