{"id":27869,"date":"2016-05-08T00:59:03","date_gmt":"2016-05-07T21:59:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27869"},"modified":"2016-05-08T01:03:56","modified_gmt":"2016-05-07T22:03:56","slug":"tiro-dad-ah-oo-maanta-ku-dhaawacmey-qarax-ka-dhacey-suuqa-weyn-ee-bakaaro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/tiro-dad-ah-oo-maanta-ku-dhaawacmey-qarax-ka-dhacey-suuqa-weyn-ee-bakaaro\/","title":{"rendered":"Tiro dad ah oo maanta ku dhaawacmey Qarax ka dhacey suuqa weyn ee Bakaaro."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan saddex ruux oo laba ka mid ah ay yihiin Askar ka tirsan ciidamada dowladda Somalia ayaa ku dhaawacmay qarax bambo oo lagula eegtay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Askarta labada ah ee dhaawacmay ayaa la sheegay inay ka tirsanaayeen ciidanka dowladda Soomaaliya ee ka hawl-gala suuqa Bakaaraha, waxaana qof kale ee shacabka ah la sheegay inuu goobta marayay.<\/p>\n<p>Goob-joogayaal ayaa sheegay inay weerarka geysteen dhallinyaro aan la garan oo markiiba goobta ka baxsaday mana jirto cid sheegatay inay mas\u2019uul ka tahay weerarka, laakiinse inta badan weerarrada noocan oo kale ah, ayaa waxaa sheegata Al-shabaab.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha Amniga Dowladda Somalia ayaa weli ka hadlin Qaraxan iyo khasaaraha askarta iyo qofka rayidka ah kasoo gaaray, Waxaana weerarkan uu Qayb ka noqonayaa weerarrada inta badan ka dhaca Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan saddex ruux oo laba ka mid ah ay yihiin Askar ka tirsan ciidamada dowladda Somalia ayaa ku dhaawacmay qarax bambo oo lagula eegtay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho. Askarta labada ah ee dhaawacmay ayaa la sheegay inay ka tirsanaayeen ciidanka dowladda Soomaaliya ee ka hawl-gala suuqa Bakaaraha, waxaana qof kale ee shacabka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27871,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27869","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27869","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27869"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27869\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27870,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27869\/revisions\/27870"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27871"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}