{"id":27863,"date":"2016-05-08T00:35:03","date_gmt":"2016-05-07T21:35:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27863"},"modified":"2016-05-08T00:37:03","modified_gmt":"2016-05-07T21:37:03","slug":"craxmaan-faroole-iyo-sheekh-shariif-shaxmed-oo-lagu-casumey-xuska-18ka-may-ee-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/craxmaan-faroole-iyo-sheekh-shariif-shaxmed-oo-lagu-casumey-xuska-18ka-may-ee-somaliland\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan faroole iyo SHeekh SHariif SH\/axmed oo lagu casumey xuska 18ka may ee Somaliland."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynihii hore ee Puntland C\/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa lagu marti-qaaday xuska gooni-isu-taagga Somaliland oo ku beegan 18-ka bishaan May, 2016-ka.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ayaa Warbaahinta Somaliland u sheegay in si Rasmi ah loogu casuumay siyaasiyiintan Xuska 18-ka May, iyaguna way kasoo jawaabeen marti-qaadka oo ay aqbaleen.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa si rasmi ah loogu casuumay Shariif Sheekh Axmed iyo C\/raxmaan Faroole inay ka soo Qayb-galaan xuska 18-ka May ee sannadkan, iyaguna way Aqbaleen inay ka soo qayb-galayaan dabaal-dagga,\u201d ayay saraakiishu warbaahinta ugu sheegeen maanta Hargeysa.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan Guddiga Aqoonsi-raadinta Somaliland, ayaa iyaguna waxay sheegeen inay u soo bandhigeen Xukuumadda Somaliland Aragtidaan ku aaddan in mas\u2019uuliyiintan ay ka soo Qayb-galaan dabaal-dagga, xukuumaduna ay ka aqbashay soo jeedintooda.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaa ku daraya in Shariif Shiikh Axmed iyo C\/raxmaan Faroole ay ka jeedin doonaan dabaal-dagga khudbado ay kaga hadlayaan aragtidooda ku aadadn Somaliland iyo wixii u qabsoomay muddadii uu jiray.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa noqonaysa tii ugu horreysay oo maamulka Somaliland ay si rasmi ah ugu Casuumaan maalinta loo Dabaal-dago Gooni-isku-taaga Somaliland siyaasiyiin xilalka ugu sarreeya kasoo qabtay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Inkastoo Madaxweynihii hore ee Puntland, C\/raxmaan Faroole bilo ka hor ku tagay magaalada Hargeysa booqasho ayaa haddana waxay dhinaca kale noqonaysaa markii ugu horreysay oo madaxweynihii Xukuumaddii KMG-ka ahayd ee Somalia Shariif Sheekh Axmed uu tago Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Somaliland ayaa waxay toddobaadka soo socda oo ay bishan May 18-ka ku beegan tahay u Dabaal-dagayaan 25-sano guuradii kasoo Wareegtay markii si rasmi ah ugu dhawaaqeen inay ka go\u2019een Soomaaliya inteeda kale.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynihii hore ee Puntland C\/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa lagu marti-qaaday xuska gooni-isu-taagga Somaliland oo ku beegan 18-ka bishaan May, 2016-ka. Saraakiil ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ayaa Warbaahinta Somaliland u sheegay in si Rasmi ah loogu casuumay siyaasiyiintan Xuska 18-ka May, iyaguna way kasoo jawaabeen marti-qaadka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27865,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27863","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27863","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27863"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27863\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27864,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27863\/revisions\/27864"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27865"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27863"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27863"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27863"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}