{"id":27850,"date":"2016-05-06T21:51:38","date_gmt":"2016-05-06T18:51:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27850"},"modified":"2016-05-06T21:53:00","modified_gmt":"2016-05-06T18:53:00","slug":"soomaali-badan-iyo-beesha-caalamka-oo-walaac-ka-muujiyey-tagitaanka-uu-bweyne-tagey-gudomiyihii-hore-cfitaax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/soomaali-badan-iyo-beesha-caalamka-oo-walaac-ka-muujiyey-tagitaanka-uu-bweyne-tagey-gudomiyihii-hore-cfitaax\/","title":{"rendered":"Soomaali badan iyo beesha caalamka oo walaac ka muujiyey tagitaanka uu B\/weyne tagey gudomiyihii hore C\/fitaax."},"content":{"rendered":"<p>Shir bishiiba mar la qabto oo loogu magac-daray PSG1 (Peacebuilding and statebuilding goals) oo qayb ka ah &#8220;<strong>NEW DEAL<\/strong>&#8220;, kana dhacay hoolka shirarka ee AMISOM VIP &#8211; MIA, Mogadishu \u00a0ayaa waxaa looga hadlay qodobbo dhawr ah oo ay ka mid yihiin; dastuurka, doorashada 2016-ka iyo maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe.<\/p>\n<p>Safiirrda UK, Sweden u fadhiya Somalia, oo ka hadlayay maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, ayaa sheegay in tegitaankii uu tagay Baladweyne guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, C\/fataax Xasan Afrax uu khatar ku yahay geeddi-socodka dhismaha maamulka labadan gobol. Waxaa sidoo kale arrintaas walaac ka muujiyay wakiilka hay\u2019adda Caalamka oo dhan.<\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, C\/fataax Xasan Afrax, ayaa shaqada looga qaaday kaddib markii lagu eedeeyay dilkii marxuum Mahdi Xuseen Shiiqaal oo ka mid ahaa mas\u2019uuliyiinta hay\u2019ad ka tirsan Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, shirkaan ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin xil ka qaadistii lagu sameeyay guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare ee dalka, Avv. Caydiid C\/llaahi Ilka-xanaf,iyagoo lagu tilmaatilmaamay mid aan loo marin wadadii saxda ahayd.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Xubnihii shirka kasoo qaybgalay ayaa waxay ku taliyeen si guul looga gaaro dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, in dawladu ay xoog saarto heshiis lala gaaro Ugaas Xasan Ugaas Khaliif iyo duubabka kale ee dhaqanka ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ypage1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27834\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ypage1.jpg\" alt=\"ypage1\" width=\"61\" height=\"86\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27836\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage1-150x150.jpg\" alt=\"mypage\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27771\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana-150x150.png\" alt=\"khana khazaana\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/khana-khazaana-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir bishiiba mar la qabto oo loogu magac-daray PSG1 (Peacebuilding and statebuilding goals) oo qayb ka ah &#8220;NEW DEAL&#8220;, kana dhacay hoolka shirarka ee AMISOM VIP &#8211; MIA, Mogadishu \u00a0ayaa waxaa looga hadlay qodobbo dhawr ah oo ay ka mid yihiin; dastuurka, doorashada 2016-ka iyo maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe. Safiirrda UK, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27852,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27850","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27850","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27850"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27850\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27851,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27850\/revisions\/27851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27852"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27850"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27850"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27850"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}