{"id":27843,"date":"2016-05-06T21:15:02","date_gmt":"2016-05-06T18:15:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=27843"},"modified":"2016-05-06T21:18:17","modified_gmt":"2016-05-06T18:18:17","slug":"maxamed-crisaaq-oo-maanta-ku-dhawaaqey-musharaxnimadiisa-madaxweyne-ee-2016ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/05\/maxamed-crisaaq-oo-maanta-ku-dhawaaqey-musharaxnimadiisa-madaxweyne-ee-2016ka\/","title":{"rendered":"Maxamed C\/risaaq oo maanta ku dhawaaqey musharaxnimadiisa Madaxweyne ee 2016ka."},"content":{"rendered":"<p>Maxamed Cabdirisaaq oo ahaan jiray Agaasimihii Guud ee hay\u2019ada NDI ayaa maanta uga dhawaaqay Muqdisho Musharaxnimadiisa xilka nadaweyne ee doorashada 2016-ka dhacaysa Dalka.<\/p>\n<p>Murashaxan ayaa hadda ah Asaasaha iyo Agaasimaha Hay\u2019ada Somali One oo ka caawinta Soomaaliya sidii u heli lahayd Nabadeynta, Xasilloonida, Isla-xisaabtan iyo ka shaqaynta dimuquraadiyadda, wuxuuna musharuxa ka go\u2019an inuu sii balaariyo u jeedkiisa ah in dadka Soomaaliyeed ay helaan dib u heshiin waarta, ka hortaga musuq maasuqa iyo in dalka la gaarsiyo horumar balaaran.<\/p>\n<p>Ololihiisa Doorashada ayuu Maxamed C\/risaaq Hal-ku-dhig uga dhigay \u201cNabad-galyo iyo Barwaaqo waxaa lagu gaari karaa dib u heshiisiin kasoo billaabata salka hoose iyo weliba dowladnimo daacad ah\u201d. Sidoo kale, Murashaxa ayaa sheegay inuu qabo labada qodob ee kala ah; \u201cDib u heshiisin Qaran iyo Dowladnimo daacad ah\u201d ay Saldhig u tahay in Somalia dhan kasta laga horumariyo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jiray in muddo ah hadal-hayn ku saabsan baahida loo qabo dib u heshiisiin waarta oo dalka ka dhacda, mana jiraan wax weyn oo ka Qqabsoomay, Balse hadda waxaa lagama maarmaan ah in si dhab ah loo wajaho in la dhisno kalsoonida shacabka, Taas ayaan udub-dhexaad u ah dib u heshiisiin dhex marta shacabka Soomaaliyeed. Haddii la helo kalsooni, waxaan sahlanaynsa inaan dib u mideyno shacabkeenna kala ir-dhoobay, Waddankana aan gaarsiino horumar la taaban karo, dib u soo celinno Nabad-galyadii iyo weliba Adeegyada Asaasiga u ah bulshada Soomaaliyeed,\u201d ayuu yiri C\/risaaq.<\/p>\n<p>Isagoo sii hadlaya ayuu intaa ku daray. \u201cQodobka kale oo aan rabo inaan saaro awoodeyda haddii aan noqdo Madaxweynaha Soomaaliya &#8211; Waa dhismaha Xukuumad daacad ah oo la dagaalanta Musuq-maasuqa, korna u qaada isla xisaabtanka iyo Dowlad-wanaaga. Waxaan aamin-sanahay in hay\u2019adaha dowaliga ah marka ugu horreysa ay shacabku u helaan fursad ay kula xisaabtami karaan.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ballan-qaadayaa haddii aan hoggaanka ku guuleysto inaan cirib-tiro kuwa raba in ay Musuq-maasuq sameeyaan, Waxaan Deg-deg u Hir-gelinayaa Guddi gaar ah oo Madax-banaan oo la-dagaallama Musuq-maasuqa iyo xatooyada xoolaha bulshada; waxaan awood u siinayaa inay baaritaan ku samayn karanaa dhammaan Hay\u2019adaha Dowladda, Sharcigana la hor-geeyo cid walba oo lagu helo wax is-daba-marin si meesha looga saaro xubnaha ka dhigtay caadada xatooyada iyo wax is daba marinta. Sal-u-dhigidda siyaasad-adag waxay kalsooni iyo aaminaad ka dhex abuuraysaa shacabka Soomaaliyeed. Dowladnimo Daacad laga yahay waxay awood u yeelanaysaa dhisida ciidan Qaran, taasoo sababi karta in dalku ku tallaabsado horumar baaxad leh,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray Murashax C\/risaaq.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Musharraxa ayaa in muddo ah ku Hawlanaa caawinta Bulshada, laga soo billaabo Sannadkii 1994-tii, Xilligaas oo ku noolaa Dalka Maraykanka, wuxuuna xilligaas Dadka soo galootiga ah ka caawin jiray Arrimaha Socdaalka, isku keenidda Qoysaska kala maqan, helidda guryaha, shaqo u raadinta iyo weliba Waxbarashada, isagoo xiriir fiican la leh jilayaasha siyaasadda dalka oo ay muddo shaqo ka wada dhexeysay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ypage1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27834\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/ypage1.jpg\" alt=\"ypage1\" width=\"61\" height=\"86\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27836\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage1-150x150.jpg\" alt=\"mypage\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/mypage1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27728\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-27727\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/beco22-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-27729\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg\" alt=\"tabarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/tabarak1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamed Cabdirisaaq oo ahaan jiray Agaasimihii Guud ee hay\u2019ada NDI ayaa maanta uga dhawaaqay Muqdisho Musharaxnimadiisa xilka nadaweyne ee doorashada 2016-ka dhacaysa Dalka. Murashaxan ayaa hadda ah Asaasaha iyo Agaasimaha Hay\u2019ada Somali One oo ka caawinta Soomaaliya sidii u heli lahayd Nabadeynta, Xasilloonida, Isla-xisaabtan iyo ka shaqaynta dimuquraadiyadda, wuxuuna musharuxa ka go\u2019an inuu sii balaariyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27845,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-27843","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27843","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27843"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27843\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27844,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27843\/revisions\/27844"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27845"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27843"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27843"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27843"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}